Gool Fm

Gool Fm Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Gool Fm, Radio Station, Garissa.

17/07/2023

๐Ÿšจ | ๐——๐—ฒ๐—ด ๐——๐—ฒ๐—ด: ๐Ž๐ง๐š๐ง๐š ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐˜‚ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ ๐”๐ง๐ข๐ญ๐ž๐!

Manchester United ayaa ugu dambeyn soo gaba gabeysay heshiiskii Andrรฉ Onana โ€” ! ๐Ÿ”ด๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ฒ

16/07/2023

Nicolas Pepe, Sambi Lokonga, Cedric ayaa gabi ahaanba ka maqan shaxda la shirtageyso Arsenal ciyaaraha Saxibtinimada. ๐Ÿ”ดโšช๏ธโ›”๏ธ

Emile Smith Rowe and Thomas Partey ayaa ku biiri doonaan naadiga isbuuca dambe.

28/05/2023

๐Ÿšจโšช๐—ช๐—ฎ๐—ฟ ๐—ฐ๐˜‚๐˜€๐˜‚๐—ฏ: ๐—•๐—ผ๐—ฏ๐˜† ๐—ณ๐—ถ๐—ฟ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ผ

Roberto Firmino waa mid kamid ah doorashooyinka ay tix galineyso Real madrid Si uu ugu noqdo dhameestiro labaad xili ciyaareedka dambe ๐Ÿ‡ง๐Ÿ‡ท

๐Ÿ”˜wax wada hadal ah ilaa hada ma dhex marin lkn si hoosaad ah ayee rabaan in wx walbo ay u xaliyaan.

30/11/2020

OG: Dhamaan Zxbda Qadarinta iyo Qaayah mudan wxan idiin Ogeysiinayaa in Page kan Cusub aan ugu talagaley in aan ugu Faaloodo Ciyaaraha mise Ku Falanqeeyo Marka fadlan Adinkaa iga saacidi karoh # Like ๐Ÿ‘ Share na dheh waa hadii aa Xishmad ii heyzoh ๐Ÿ™๐Ÿ’™โค

Address

Garissa

Telephone

+254798175376

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gool Fm posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category