Geedfadhi

Geedfadhi Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Geedfadhi, Media/News Company, Lamu Road Garissa, Garissa.

06/09/2026

Siduu kuula muuqdaa Ictiraafka Somaliland ay ka heshay Israel iyo isbadallada juquraafi siyaasadeed iyo amni ee ka dhalan kara aqoonsigaas?

Caddaani Hirmooge ayaa ka jawaabaya.

05/09/2026

Ma aaminsan tahay inaad khaladaad taariikhi ah gasheen oo aad miiska talada wax ku yeelan karteen?

04/09/2026

Caddaani Hirmooge muxuu nooga sheegi karaa kiiskii Qalbi Dhagax loogu dhiibay Itoobiya?

Kala soco barnaamijka Geedfadhi oo aanu baahinayno berri oo Sabti ah idamka Alle.

22/08/2026

Geedfadhi #54: Buuni Cabdi Kuusoow oo marti ku ah Barnaamijka waa Caalim ku xeeldheer Cilmiga Bulshada (Sociology) iyo Cilmiga Aadanaha (Anthropology).

Barnaamijka oo dhammeystiran waxaanu baahinaynaa berri oo Sabti ah, 4-ta Galabnimo ee Geeska Afrika.

Barnaamijka caawa ee Xspace waxaa marti ku ah Mudane Abdikarim Hussein Guled, Madaxweynihii h**e ee Galmudug, soona noqd...
22/08/2026

Barnaamijka caawa ee Xspace waxaa marti ku ah Mudane Abdikarim Hussein Guled, Madaxweynihii h**e ee Galmudug, soona noqday Wasiirkii Arrimaha Gudaha iyo Wasiirkii Amniga ee Dowladda Federaalka.

Madaxweyne Abdikariim, waxaa uu bulshada Soomaaliyeed uga warbixinayaa xaalka dalka iyo doodaha siyaasadeed ee xilligan taagan.

Waqtiga: Caawa 10PM, saacadda Geeska Afrika.

10/08/2026
TV Screen, Mobile mise Laptop?Geedfadhi Somali StreamKAARtalk
09/08/2026

TV Screen, Mobile mise Laptop?

Geedfadhi
Somali Stream
KAARtalk

02/08/2026

MARKHAATIGA NOOL: Sidee u dhacay xasuuqii Wagalla ee duleedka Wajeer.

Address

Lamu Road Garissa
Garissa
70100

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Geedfadhi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share