Kulmiye FM

Kulmiye FM The Mission of Kulmiye Fm is voice up the voiceless in kenya

26/05/2026

Geel iyo Jawi xasiloon

26/05/2026

DAAWO: Maalqabeen Soomaaliyeed oo Lexus 750 ku raaca geel, kana sameeya dhaqaale weyn.

24/05/2026

Gacan ka geeso dhar-ciid loogu talagalay Agoonta Dhagaxley πŸŒ™βœ¨

Asc, xilligan barakaysan ee Ciidda, waxaan qorsheynayaa inaan farxad geliyo carruurta agoonta ah ee ku sugan xerada Dadaab:

Rasuulka (NNKH) wuxuu yiri: "Aniga iyo qofka agoonka kafaala-qaada waxaan Jannada ku dhex jiri doonnaa sidaan oo kale," wuxuuna isku dhaweeyay farta murdisada iyo farta dhexda ah.

Waxaan si xushmad leh idiinka codsanayaa inaad nagu taageertaan dhar-ciid (kuwa cusub ama kuwa la isticmaalay oo nadiif ah).Am 2000 oo shilling Kenya ah Cala cunugii

Haddii aad diyaar u tahay inaad wax ku tabarucdo, fadlan nagala soo xirir 0720377915

πŸ“’ Fadlan sii Share-gareeyey (Sii Faafi) farriintan si ay u garyo qof kasta oo khayr raba. Qofka khayrka tilmaama wuxuu la mid yahay qofkii sameeyay. 🀲

Shaqaalaha caafimaadka ee Isbitaalka Referral-ka Garissa ayaa lagu wadaa inay berri, subaxnimada h**e, shaqada joojiyaan...
24/05/2026

Shaqaalaha caafimaadka ee Isbitaalka Referral-ka Garissa ayaa lagu wadaa inay berri, subaxnimada h**e, shaqada joojiyaan iyagoo ka cabanaya duruufaha shaqo ee ay wajahaan. Sida ay sheegeen qaar kamid ah shaqaalaha, mudaharaadka ayaa ka bilaaban doona Isbitaalka Referral-ka Garissa saacadda 8:00 subaxnimo, kahor inta aysan u dhaqaaqin xafiiska Guddoomiyaha Gobolka Garissa.

Shaqaalahan ayaa sheegay inay ka cabanayaan mushaar hooseeya, gunno la’aan, mushaharka oo marar badan dib u dhaca, iyo shaqaale muddo dheer qandaraas ku shaqeynayay oo aan wali loo beddelin shaqaale rasmi ah.

21/05/2026

Geela Kenya Jooga Ee ganacsiga laga Sameyo Waa ka fa'iida badanyahay Trac -yada USA

DEG DEG ARSENAL AYAA KU GUULAYSATAY HORTAALKA INGIRIISKA
19/05/2026

DEG DEG ARSENAL AYAA KU GUULAYSATAY HORTAALKA INGIRIISKA

🚨 WAR DEG DEG AHTaliyaha saldhigga Lang'ata Police Station ee Magaalada Nairobi OCS Dishen Angoya, ayaa la xiray kadib m...
19/05/2026

🚨 WAR DEG DEG AH

Taliyaha saldhigga Lang'ata Police Station ee Magaalada Nairobi OCS Dishen Angoya, ayaa la xiray kadib markii lagu eedeeyay inuu sii daayay 64 qof oo loo qabtay mudaharaadyadii looga soo horjeeday qiimaha shidaalka.

Booliska ayaa sheegay in sii deynta dadkaasi ay dhacday iyadoo aan amar sharci ah la haysan, waxaana hadda socda baaritaanno ku saabsan arrintaasi. Angoya ayaa la filayaa in maxkamad la horgeeyo dhawaan.

18/05/2026

Somalida Geela Ku dhaqata Dalka Kenya -Malindi

18/05/2026

Ma soo martay xerada qaxootiga Xagardheere ee dalka Kenya? Maxaad ku xasuusataa?

Address

North End Plaza Kismayu Road
Garissa
70-100

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kulmiye FM posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kulmiye FM:

Share