Somali Revived Media

Somali Revived  Media Somali Journalist | Content creater | politics Analyst

🚨 ππ‘π„π€πŠπˆππ†: AndrΓ© Onana has finally completed medical tests as Man United player πŸ”΄πŸ©ΊTime for contract signing soon… then ...
20/07/2023

🚨 ππ‘π„π€πŠπˆππ†: AndrΓ© Onana has finally completed medical tests as Man United player πŸ”΄πŸ©Ί

Time for contract signing soon… then the deal will be finally official β€” 𝐑𝐞𝐫𝐞 𝐰𝐞 𝐠𝐨 𝐜𝐨𝐧𝐟𝐒𝐫𝐦𝐞𝐝 βœ¨πŸ‡¨πŸ‡²

20/07/2023
17/04/2023

Ashraf Hakim and his mum

23/03/2023

RAMADAN MUBARAK TO ALL MUSLIMS

DAY 1

05/01/2023

Nawada Naas laa nugu leeh siyasi daan radhis aah dariskadha qimaha badhan yuu kugu dirin waa iga taloo tolkeykow

31/10/2022
  Maxakamada ugu sareysa dalka   ayaa iska diiday 9 dacwadood oo ka dan ah doorashadii kadhacday dalka kuna tilmaamtay d...
05/09/2022

Maxakamada ugu sareysa dalka ayaa iska diiday 9 dacwadood oo ka dan ah doorashadii kadhacday dalka kuna tilmaamtay doorashada mid xalaal ah. William Ruto wuxuu noqonaaya madaxweynihi 5aad ee soomara dalkaas.

16/04/2022

Madaxweyne Farmaajo "Qabiil iyo Qaran Waxaan doortay Qarannimo. Waxaan sharaf ku leenahay Qaranimo iyo wadaniyad

WARARKA CIYAARAHA:Ciyaryahanka Kurt Zouma oo u ciyaaro kooxda West Ham ee kadisan wadanka Ingiriska ayaa la ganaaxay kad...
11/02/2022

WARARKA CIYAARAHA:

Ciyaryahanka Kurt Zouma oo u ciyaaro kooxda West Ham ee kadisan wadanka Ingiriska ayaa la ganaaxay kadib markii uu soo shaac baxay muuqaal tusinaayo isagoo laadaayo bisad uu isagaa leeyahay. Waxaa sidookale xiriirka qandaraska ujartay Shirkada Adidas oo isaga markaas maal galineyse. Kurt Zouma ayaa wajihi karo xarig dan ila afar sano hadii uu dambigaasi ku cadaado. Bisada ayaa sidookale loo wareejiyay goob xayawaanada lagu xanaaneeyo.

ALLAHU AKBAR Gabadh magaceeda la yiraahdo muskan Khan  oo ku sugan wadanka hindiya ayaa qabsatay hadal heynta dunida kad...
10/02/2022

ALLAHU AKBAR

Gabadh magaceeda la yiraahdo muskan Khan oo ku sugan wadanka hindiya ayaa qabsatay hadal heynta dunida kadib markii ay sameysay arin ay ku farxeen dhamaan muslimiinta ku dhaqan dunidu.

Gabadhan ayaa loo diiday jaamacada inay gasho xijaab ay xiran tahay dartii.

Muskan khan ayaa sameysay arin caalamka oo dhan soo jiidatay kadib markii laamiga Ay Soo martay iyadoo ku celcelineysa (Allhu Akbar).

Gabadha ayaa sheegtay inay ka doorbideyso inay ka baxdo jaamacada Intii ay bixin lahayd xijaabkeeda.

Alle ha inaka soo saaro dad noocaan oo kale ah oo ku dhagan diintooda islaamka

Address

Garissa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Revived Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share