Dhoodi Media

Dhoodi Media Mohamed Abdi Osmaan teacher of the holy Quran and an other islamic studies all that goods

Alle wuxu la jiraa kuwa sabra,
13/09/2025

Alle wuxu la jiraa kuwa sabra,

12/09/2025

Alifkii qalloodaa Albaqruu ku dhibaa.

12/09/2025

Waxaa loo diray sadex rasuul wayna beeniyeen,kadib
Waxaa meesha malada ugu fog ka soo orday nin..

12/09/2025

Hadduu dhib ku qabsado gacmaha rabigaa utaago

11/09/2025

Rasuulkeenu ﷺwax u yiri naxariistu Shay dhexdiisa ma ahaato ila way qurxisaa, shayna lagama siibo naxariista ila waa u fool xumaadda,

10/09/2025

Rasuulkeena ﷺ nin asxaabi ah ayaa wuxu ku yiri rasuulkii ilahayow ii dardaaran markaasa rasuulku ku yiri gacantaada maka adagtay?

Markasu yiri asxaabigii hadaadanan gacantayda ka adkayn maxaan ka adkaan kara,

Marasaa rasuulku ku yiri carrabkaaga maka adagtahay?

Markasu yir asxaabigii hadaadanan carrabkayga ka adkayn maxaan ka adkaan kara,

Markasa rasuulku ku yiri gacantaada wax aan khayr ahayn ha u fidin, carrabkaagan waxaa maruuf ahayn haka horan,

09/09/2025

Qofka ku qanca waxa Alle siiyey waa taajir faqiirba ha ahaade,
Qofkiise aan ku qancin waxa Alle siiyey waa faqiir maal qabeenba ha haaade,

08/09/2025

Rasuulkeenu ﷺ waxa u yiri qofka jecel in naarta lga dheereyo Jannadana ugalo geeridu ha u timaato. Isago Alle iyo maalnta aakhiro rumaysan dadkana ah ula dhaqmo sida u jecelyahay in loola dhaqmo,

07/09/2025

“Hadaan guga kuu kordhaa, Gaboow mooyee ku tarin garaad iyo waaya arag, ileen wax ma dhaantid geed”.
Abwaan Gaariye (AUN)

Rasuulkeenuﷺ wuxu yiri mu'minka arintiisu waa mid layaableh arimihiisu dhamaantood waa khayr arintaasina waxay khaas tah...
07/09/2025

Rasuulkeenuﷺ wuxu yiri mu'minka arintiisu waa mid layaableh arimihiisu dhamaantood waa khayr arintaasina waxay khaas tahay mu'minka,

Haddii u wanaag helo waa u ka mahad celiyaa markaasay khayr iyo wanaag u noqotaa,

Hadii u dhibaato lakulmana waa u sabra markaasay khayr iyo wanaag u noqotaa,

06/09/2025

Nabiga cws waxa u yiri,waxaa jira labo nimco oo dadku moog yihin ama aysan ka faaidaysan

Waa firaaqada iyo caafimaadka,

Kafaai'dayso wakhtigaaga iy caafimaad qabkaaga,

05/09/2025

3 raadi hadaadan lahayn

Address

Kilimani

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhoodi Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share