15/10/2025
๐๐๐ฒ๐๐ญ๐ ๐: ๐๐๐๐ซ ๐๐๐ฅ๐๐๐๐จ โ ๐
๐๐ก๐๐ฆ๐ค๐ ๐๐๐๐ญ๐๐๐๐
(Qaybta koowaad ee Taxanaha โSafarka Isbeddelkaโ)
๐๐ค๐ง๐๐๐๐: ๐๐๐๐ก ๐๐๐ก๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐ฝ๐๐ก๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ง
Waxaa laga yaabaa inaad noloshaada maanta ku jirto marxalad aad is leedahay: โWaxba iima socdaan,โ ama โMa garanayo sida aan nolosheyda u beddeli karo.โ Laakiin waa muhiim inaad fahanto in qof kasta oo maanta lagu tilmaamo guuleyste uu mar soomaray meel eber ah โ inuu meel ka fahmay in isbeddelka ugu weyn ee noloshu uu ka bilaabmo gudaha, ee uusan ka imaanin dibadda.
Fahamka nafta waa furaha horumar kasta. Waa halka aad ka ogaanneyso cidda aad tahay, waxa aad rabto, iyo sababta aad u jirto. Waa meel ay ka bilaabmaan riyooyin cusub, goโaamo miyir leh, iyo nolol ku dhisan ujeeddo.
Faham laโaanta naftaada, waxaad noqon doontaa qof hadba la socda duruufaha, balse fahamkeeda awgeed waxaad noqon doontaa qof duruufaha isagu u roga fursaddo.
Qormadaan oo dhammeystiran waxaad ka akhris kartaa link gaan:
Faham laโaanta naftaada, waxaad noqon doontaa qof hadba la socda duruufaha, balse fahamkeeda awgeed waxaad noqon doontaa qof duruufaha