15/08/2026
ππππππ‘π€ππ¬π‘: Isbeddellada siyaasadeed iyo amni ee ka socda Gobolka Gedo ee Soomaaliya ma aha arrin ku eg xuduudda Soomaaliya oo keliya; waxay si toos ah iyo si dadbanba u saameeyaan bulshada ku nool Ismaamulka Mandera, gaar ahaan Mandera East oo xiriir bulsho, dhaqan iyo ganacsi oo xooggan la leh deegaannada Gedo.
Hassan Xildoon | Freelance journalist.