29/08/2026
BAAFIN BAAFIN BAAFIN.
Waxa la baafinaya wiilka leh sawirada hoos idin kaga muuqdo, oo lagu magacaabo xamse maxamed cabdi cadaami, waxa baadi goobeyso hooyadiis shukri bishar waxana ugu war danbeesay asagoo ku sugan magalada tripoli ee caasimadda dalka Libya ku dhawaad muddo 9 bilood wax war ah lagama hayo wiilkas nolol iyo geeri midna, fadlan qofki garto xamse ama meel ku arkay waxad ku hagaajin kartaa hoyadiis shukri bishar telephone lanbarka
0727 749 689, hooyo shukri bishar.