DAWA FM

DAWA FM Get realiable news and happenings from all over the world.

14/08/2026

Musharax Abdullahi Dahir, oo u taagan kursiga Xildhibaanimada ee Mandera East, ayaa kulan la yeeshay odayaasha iyo qeybaha bulshada ee ka soo jeeda Beesha Majeerteen.

Odayaasha Beesha Majeerteen ayaa si diirran u soo dhaweeyay musharaxa, iyagoo u rajeeyay guul iyo in uu ku guuleysto doorashada soo socota.

14/08/2026

Abdullahi Dahir oo Kulan la Qaatay Bulshada 7th Community.

14/08/2026

Ardayda Madarsada Qalombi oo Xaflad loo Sameeyey.

13/08/2026

Bandhiga Ardayda Madarsada Qalombi.

13/08/2026

Abdullahi Dahir - Wax aan aniga Kaligey go`aamin karo Majiraan.

13/08/2026

Musharax Cabdullaahi Daahir oo Kulan la Yeeshay Beelaha Xawaadle, Absame iyo Bulshada 7th Community ee Mandera.

13/08/2026

Marwada Koowaad ee Ismaamulka Mandera, Madina Aliyow, ayaa maanta booqasho ugu tagtay hooyooyinka ku jira qeybta dhalmada ee Isbitaalka Weyn ee Mandera.

13/08/2026

Hoyooyinka Mandera oo ka hadlay Howlkarnimada Fartun bulle.

13/08/2026

Haweenka ku jira Dowlada oo Xaflad Sagootin ah u Sameeyey fartun bulle oo dhowr Sano ahayd Masulka Katirsan dowlada Mandera.

13/08/2026

Fartun oo kulan la yeelatay haweenka iyo gabdhaha Mandera ayaa ka hadashay muhiimadda ay leedahay in gabadhu ay awood u yeelato inay qabato shaqo kasta oo ay karti iyo aqoon u leedahay.

Waxay ku dhiirrigelisay gabdhaha Mandera inay ka faa’iideystaan fursadaha jira, ayna rumeysnaadaan awooddooda si ay ugaalin muuqata uga qaataan horumarka bulshada.

Address

ISIOLO MANDERA Road
Mandera
529-70300

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DAWA FM posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to DAWA FM:

Shortcuts

Share