Saakow Bulle

Saakow Bulle Waa Boga Rasmiga Saakow Bulle. Contact Number +254729655985

14/08/2026

Halkan waa Filtu, oo ah xarunta Gobolka Liibaan.

Filtu in Ismaamul la siiyo, waxay ka jeclaan lahaayeen in caqabadda biyo la’aanta laga xalliyo.

13/08/2026

Abdullahi Dahir - Wax aan aniga Kaligey go`aamin karo Majiraan.

Abdullahi dahir oo Musharax Kursiga Xildhibaanimo ee Mandera East ayaa hadalkaan Jeediyay.

13/08/2026

Haweenka ku jira Dowlada oo Xaflad Sagootin ah u Sameeyey fartun bulle oo dhowr Sano ahayd Masulka Katirsan dowlada Mandera.

13/08/2026

Fartun oo kulan la yeelatay haweenka iyo gabdhaha Mandera ayaa ka hadashay muhiimadda ay leedahay in gabadhu ay awood u yeelato inay qabato shaqo kasta oo ay karti iyo aqoon u leedahay.

Waxay ku dhiirrigelisay gabdhaha Mandera inay ka faa’iideystaan fursadaha jira, ayna rumeysnaadaan awooddooda si ay ugaalin muuqata uga qaataan horumarka bulshada.

12/08/2026

Abukar oo kamid Xubnaha Dowlada Ismaamulka Mandera ayaa ka hadlay Taarikhda Shaqo ee fartun iyo dhammaan Sida ay ugu Shaqeysi dadweynaha reer Mandera

12/08/2026

`` Aniga oo Mucaarad oo Jubile kusoo galay , Waxaan leeyahay gavana Mak two term.

Zeinab Mude oo katirsan barlamaanka Mandera .

12/08/2026

Abdullahi Dahir - Wax kasta oo Beesha Corner Tribe ku taliso diyaar baan u ahay.

Abdullahi Dahir oo ah Musharax Kursiga Mandera East ayaa Sidaasi Sheegay

12/08/2026

Faisal Abdinur oo ka waramay Waaya aragnimada iyo Sida Wanaagsan ee ay Sida reer Mandera ugu Soo shaqeysi fartun Bulle.

12/08/2026

Gavana Mak- `` Fartun Waxay ahayd qof shaqada ku Wanaagsan.

Gavanarka Mandera Mohamed Adan Khalif ayaa Mahad balaraan u celiyay Fartun Bulle, Waxuuna Sheegay in ay ahayd Masul Wanaagsan.

12/08/2026

Fartun Bulle oo ahayd Madaxii Qorsheynta dhaqaalaha Ismaamulka Mandera ayaa ka hadashay Sababta ay ugu tagtay.

Address

Nairobi
Mandera

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Saakow Bulle posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Saakow Bulle:

Shortcuts

Share

Category