MCTV

MCTV Mandera Community Television is homegrown Mandera county brand under Mandera community organization,
(1)

17/11/2025

TOOS ah
waxa qabadka wasarda biyaha iyo tamar cimilada ee ismaamulka mandera, sadaxdii sano ee lasoo dhaafay xukuumada H.E Governor Mohamed Adan Khalif ....

Cawa markay tahay Sacad labaad fiidnimo 8:00pm waxa is TOOS ah loo tabin doona waxa qabadka wasarda biyaha iyo tamar cim...
17/11/2025

Cawa markay tahay Sacad labaad fiidnimo 8:00pm waxa is TOOS ah loo tabin doona waxa qabadka wasarda biyaha iyo tamar cimilada ee ismaamulka mandera, sadaxdii sano ee lasoo dhaafay xukuumada H.E Governor Mohamed Adan Khalif ..

Soo bandhigesta waxaqabadka wasaarada dhulka ee ismaamulka mandera muddada xili ahaynta ee xukuumada H.E Governor Mohame...
14/11/2025

Soo bandhigesta waxaqabadka wasaarada dhulka ee ismaamulka mandera muddada xili ahaynta ee xukuumada H.E Governor Mohamed Adan Khalif seddexdii sano ee lasoo dhaafay....
MCTV

14/11/2025

Qabiil darteed ayaa la isu gubay, Soomaalida, Khudbad Jimcaha ee masjidka jamia sheikh Axmed Sudan......

13/11/2025
13/11/2025

Toos
Waxa qabadka wasarda dhulka oo ka hadlay waxa qabadka muddada xili ahaynta ee xukuumada H.E Governor Mohamed Adan Khalif seddexdii sano ee lasoo dhaafay..

Afhayeenka Madaxweynihii h**e ee Soomaaliya Mohamed Abdullahi Farmaajo ayaa ka hadlay dib u soo laabashada madaxweynaha ...
13/11/2025

Afhayeenka Madaxweynihii h**e ee Soomaaliya Mohamed Abdullahi Farmaajo ayaa ka hadlay dib u soo laabashada madaxweynaha waxaa uuna yiri

Madaxweynihii 9-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka, kaddib safarro gaar ah oo uu ku tagay dalal dibadda ah.

Madaxweyne Farmaajo ayaa inta uu ku sugan yahay Muqdisho waxa uu sii xoojinayaa dadaallada heer Qaran ee ku aaddan xal u helidda xasillooni darrada siyaasadeed, qabsoomidda doorasho loo dhan yahay iyo adkaynta midnimada dalka oo wajahaysa halis weyn.

Sidoo kale, Madaxweyne Maxamed Cabdhllaahi Farmaajo waxa uu kulammo wadatashi oo ku saabsan xaaladda dalka iyo duruufaha ay la daalaa-dhacayaan shacabka Soomaaliyeed la qaadan doonaa hormuudka siyaasadda, masuuliyiin iyo haldoorka bulshada.....

Waxqabadka xukuumada u hogaamiyo H.E Governor Mohamed Adan Khalif ee ismaamulka mandera oo maalmahan soo bandhigaysay wa...
13/11/2025

Waxqabadka xukuumada u hogaamiyo H.E Governor Mohamed Adan Khalif ee ismaamulka mandera oo maalmahan soo bandhigaysay waxaa qabadka seddexdii sano aya cawa waxa la soo bandhigay wasaarada dhulka iyo guryeenta..

11/11/2025

Wasarda beraha hormarinta xoola dhaqatada iyo kaluumisaga khayraadka ismaamulka mandera oo ka waramayaa waxa qabadka xukuumada ee seddexdii sano ee lasoo dhaafay...

Wasarda beeraha iyo kaluumisaga khayraadka dabiiciga ah ismaamulka mandera aya soo bandhigay waxqabadka xukuumada u hoga...
10/11/2025

Wasarda beeraha iyo kaluumisaga khayraadka dabiiciga ah ismaamulka mandera aya soo bandhigay waxqabadka xukuumada u hogaamiyo H.E Governor Mohamed Adan Khalif seddexdii sano ee lasoo dhaafay......

09/11/2025

Halkan waa dugsi hoose dhexe ee magaalada sadey dugsigan ayaa waxa wax ku barta hooyooyinka magaalada sadey ee dowladda degaanka Soomaalida Itoobiya.

Address

Mandera County
Mandera
70300

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when MCTV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category