Cazaam yare

Cazaam yare Waligaa xasuusnow cabsida alle xilli kasta iyo goob kastood joogto Allah kabaq

21/07/2025

Ku salli xabiibkeena scw

Soomaaliyey bal daya waxaan waxaa naloo muujinaa mucaarad nimo been ah hoos laga qaatey lacagta oo laisku daray kuwa cod...
31/03/2024

Soomaaliyey bal daya waxaan waxaa naloo muujinaa mucaarad nimo been ah hoos laga qaatey lacagta oo laisku daray kuwa codeynaayo siyaasi majiro si dhab ah aan saakey u dhihi karo waa daacad kulligood meesha waxa ay u joogaan waa dano gaar ah ay ayaga leehyihiin ee dano shacab maahan dalkaan waxaa kuhaboon iney kataliyaan dhalinta waqtigooda iyo hantidooda ku baxshay waxbarasho iyo dadaal sey dadkooda wax oogu qabtaan halka odayaashana ay kufakiraan sey ayaga naftooda wax oogu qabsan lahaayeen iyo reeraha ay kadhasheen saakey heer waxaan joognaa aan loobaahneen inaan kafakirno reerkaaga wax uqabo ee ubaahanahay in laga fakiro seed wax oogu qabataa somali ween nin baa waxuu damcay badeena jawabtiisuna aheyd 100 million iga sugeyso wax qabad ninna 20 million xitaa madhamo soomali ayna wax qabad heysanin iyo wax soosaar toonna waxaa saakey jaahilnimo in dakaddeena laga soo dejiyey moos waliba asagoo dalkeena caan ku ahaa mooska waa waxyaabaha ay qori doonto taariikhda dhalinyarta waxaan ku goobaabinaayaa in dalka ayaga maahinee cid kaloo u maqan aysan jirin kuwa kle ee taabacsan odayasha ayna kadhaadhiciyeen fakirka mugdiga ahi ee jaahilnimada waxaan idiin leehyahay allaha idiin tuso xaqqa

BY:Dr.Cazaam
Wabillahi towfiiq

😢 😭 😢 😭 😢 😭 😢 😭 😢 😭 😢 😭 😢 😭 😢 إنا لله وإنا إليه راجعون.  إنا لله وإنا إليه راجعون Waa habeen tacsi iyo tiiraanyo aan laq...
21/03/2024

😢 😭 😢 😭 😢 😭 😢 😭 😢 😭 😢 😭 😢 😭 😢
إنا لله وإنا إليه راجعون. إنا لله وإنا إليه راجعون
Waa habeen tacsi iyo tiiraanyo aan laqeybsanaayo dhamaan ehelada reer ogle iyo reer c.hirsi iyo awlaadooda oo ay inaga baxdey qof aad iyo aad noogo qiima badnaa marnaba quluubteena ay katirtirmi doonin xasuusteeda hooyo xaliimo ogle jamac waxeey dhimatey habeen jimco ah iyo Ramadan wllhi wey naga nasiib badan tahay
Allow u naxariiso qabrigana uwaasici oo unuuri allow waa bil ramadaanee ee kitaabkeeda gacanta midig kasii allow suaalaha qabriga u fududee allow inagu wada kulmi jannada

06/03/2024

Waxaan aad oogu faraxsanahay goaanka ay qaadatay maxk**ada waana soo dhaweeney sharcigana cidna k**a sarreyo qof walbo wuxuu meel dhigto ayuu leehyahy

BY:Dr__Cazaam ••••

18/01/2024

Soo dhwaada asxaabta meelkasta aad joogtaan halkani waxaad ka heli doontaan wax walboo aad idiin xiiso galiya waa walalkiin kaliya follow ga yaan leyga xasdin wll isku naqaaney is garabsiinta iyo dhiira galinta marwalbana ahay xagiina soo dhawaada my family

Address

Township
Mandera

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cazaam yare posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share