Xaradheere media

Xaradheere media I am a journalist

03/09/2025

🇸🇴💪

22/08/2025

Waa labo kalmo oo adiga ku anfaceyso
ka-faaideyso walaalahaa kalane gaarsii🙋‍♂️

20/08/2025

Muusoow ciidanka fasax waxaa hada badashay Axmadoow ciidanka fasax😂

19/08/2025

Qiso qalbi taaba-sha leh oo lakulantay Ibrahim Traore👇

17/08/2025

Duqii magaalada oo galabta taako-taako Cagaf la dul maray khudbaddii Shariif ee shalay galab!.Wallee mugga waa la is hayaa!!!

15/08/2025

Tuugii ugu nasiibka xumaa😂🏃‍♂️

13/08/2025

Dalku wuxuu haystaa Madaxwayne, Ra’iisul Wasaare & Guddoon Baarlamaan oo si mug weyn u fahamsan muhiimadda ay dadka Soomaaliyeed u leedahay xasilooni-Siyaasadeed iyo duruufihii horey uso ragaadiyay Dadka & Dalkaba. Maanta waxaa marag madoonta ah in Dadku haystaan Masuuliyiin horumar la-taaban karo Dalka gaarsiiyay, Kana soo dhalaalay ballan-qaadkii ay dadka u jeediyeen.

Waxbarashada, caafimaadka, Maaliyadda, Baasaboorka & adeegyada kale ee bulshada waxa shardi u noqonaya haysashada Kaadhk...
12/08/2025

Waxbarashada, caafimaadka, Maaliyadda, Baasaboorka & adeegyada kale ee bulshada waxa shardi u noqonaya haysashada Kaadhka Aqoonsiga Qaranka,

12/08/2025

Qawaarkii Habar aji😂🏃‍♂️

12/08/2025

Waa liisku miir beelay😂🏃‍♂️

12/08/2025

Kusoo biir page kaan si aad u hesho warar sugan mahad sanid

Hello Awdheegle: Shabeellaha Hoose waa ku jabay cadowgu berri waxaa loo socdaa Awdheegle, Shabeellaha Dhexana Afarta Tuulo, toddobaadkaan jug aan ka soo kabasha laheyn ayaa la qorsheeyey inay cadowga gaarto, Insha’Allaahu weyn noqon.

03/12/2022

Diyaar garoow qatay in muda ah kadib qeeb kamida ciidamada beesha saruur oo gaaray wasir,

Halkaan waxaad kaheli doontaan warar sugan oo ku saabsan deeganada beesha dagto oo ugu horeyso Xaradheere iyo dib u xureynta deeganada gacanta cadawga khawaarijta kujiro kusoo biir oo. Lasoco si maalin la ah waxa kadhaca caayo deeganadaada

Address

Nairobi

Telephone

+254799623227

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xaradheere media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Featured

Share