Xaradheere media

Xaradheere media I am a journalist

03/12/2022

Diyaar garoow qatay in muda ah kadib qeeb kamida ciidamada beesha saruur oo gaaray wasir,

Halkaan waxaad kaheli doontaan warar sugan oo ku saabsan deeganada beesha dagto oo ugu horeyso Xaradheere iyo dib u xureynta deeganada gacanta cadawga khawaarijta kujiro kusoo biir oo. Lasoco si maalin la ah waxa kadhaca caayo deeganadaada

Khaalid Bin Waliid Allaha ka raali noqdee oo sariirta saaran sakaraadkii geeridana heyso ayaa yiri oraah dhaxal gal ah s...
29/10/2022

Khaalid Bin Waliid Allaha ka raali noqdee oo sariirta saaran sakaraadkii geeridana heyso ayaa yiri oraah dhaxal gal ah siweyna caan u noqotay taasoo aheyd;

"Haloo sheego fulayada in jirkeyga uusan laheyn meel nabad qabto, meel walba oo jirkeyga kamid ah waxaa ku yaalo dhaawac ha ahaado mid seef, ama Fallaar ama Waran, hadana ayadoo sidaas tahay waxaan maanta ku geeriyoonayaa sariirta dusheeda (sidii bukaan caadi ah)". Khaalid ayaana 100 dagaal ka badan ka qeyb galay balse midkoodna kuma dhiman.

Hadalka Khaalid wuxuu u dhiganyahay hadii dagaal lagu dhimanayo anigaa dagaal ku dhiman lahaa balse dhimashada Allaah ayaa haayo asigaana wax dila waxna nooleeya. ka tagida xamar geeri ha ka badbadiso Fulayahoow.

Kahel Xaladihii udanbeyay ee besha waxa soo kordho ama xaalka gulufka looga xureynayo argagixisada shababPage waxaan kaa...
11/10/2022

Kahel Xaladihii udanbeyay ee besha waxa soo kordho ama xaalka gulufka looga xureynayo argagixisada shabab

Page waxaan kaa codsaneyna in aad kusoo biirto waayo waxaan hubaa warar dhex dhexaada oo bas danta besha Quseeyo in aad kaheli doontit

Asc all my family and friends halkane waa Warbaahinta beesha saruur oo aad kaheli doonto warar sugan oo kusaabsan xaalada kacdoon ee besha shaqooyin ka uqab samo siyasiyiinta besha iyo waliba fankiii iyo fanaaninta beesha oo lagu casuumi doono sidoo kale waxaad kaheli doonta
Waxbadan oo qalbiyadiina kaguu xayo

Fadlan page soo boqo like falow iyo shera u samey si aan u helno saaxiib u wanaagsan sida adiga oo ale

Asc all my family and friends halkane waa Warbaahinta beesha saruur oo aad kaheli doonto warar sugan oo kusaabsan xaalad...
11/10/2022

Asc all my family and friends halkane waa Warbaahinta beesha saruur oo aad kaheli doonto warar sugan oo kusaabsan xaalada kacdoon ee besha shaqooyin ka uqab samo siyasiyiinta besha iyo waliba fankiii iyo fanaaninta beesha oo lagu casuumi doono sidoo kale waxaad kaheli doonta
Waxbadan oo qalbiyadiina kaguu xayo

Fadlan page soo boqo like falow iyo shera u samey si aan u helno saaxiib u wanaagsan sida adiga oo ale

Address

Nairobi

Telephone

+254799623227

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xaradheere media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share