Warka Saacada

Warka Saacada Xogta wararka saxan

Diyaaradda EGYPTAIR oo markeeddii ugu h**eesay kabiloowday duulimaad toos ah magaaladda caasimada ah ee Muqdisho, ayadoo...
12/07/2024

Diyaaradda EGYPTAIR oo markeeddii ugu h**eesay kabiloowday duulimaad toos ah magaaladda caasimada ah ee Muqdisho, ayadoo eena isku xiri doonto Qaahira iyo Muqdisho si toos ah.

12/07/2024

Dowladda Itoobiya ayaa ogolaatay in 4,000 oo askari ee utobobarto Maamul Gabolledka Somaliland ayada oo ay ku tababareeyso xeryo ciidan oo ku dhow magaalada Diridhaba. Si ee ugu noqdan kuwo ee ku adeegsato dhicidda bada Soomaaliyeed Cidamadaan ayaa soo gaaray shalay Itoobiya si halkaas loogu tobobaro.

12/07/2024

La-taliyihii Amniga Qaranka Madaxweyne hii h**e ee Farmaajo, oo muujinaayo garabsiinta kooxda Argagixisadda ah ee AS.

In ka badan 10 askari oo Israa’iili ah ayaa hareereeyay gabar 15 jir ah oo Falastiini ah kadibna toogtay.Maxaad sameyn l...
11/07/2024

In ka badan 10 askari oo Israa’iili ah ayaa hareereeyay gabar 15 jir ah oo Falastiini ah kadibna toogtay.

Maxaad sameyn lahayd haddii ay tahay walaashaa?

Aanu uduceyno 🤲.

Wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka ayaa sheegay in haddii Ukraine ay ku biirto NATO dhamaantood wee baabi idoonan.
11/07/2024

Wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka ayaa sheegay in haddii Ukraine ay ku biirto NATO dhamaantood wee baabi idoonan.

11/07/2024

Safiirka Falastiin u fadhiyo UK, Husam Zomlot ayaa yiri "Kuwa samaynaya dilka wadareedka iyo kuwa dilaya caruurteena waa Yahuuda Israa'iil, tani maaha kaliya 9-kii bilood la soo dhaafay, waa taariikh 76 sano ah socotay Fariintayada waxee ku socotaa Ra'iisul wasaaraha cusub ee Britain iyo beesha caalamka waa in diiradda la saaro sababaha asaasiga ah."

Warbaahinnada Qaranka Soomaaliya iyo Jabuuti oo iskaashi wadashashqeyn iyo mataaneyn ah ku kala saxiixday Jabuuti.
11/07/2024

Warbaahinnada Qaranka Soomaaliya iyo Jabuuti oo iskaashi wadashashqeyn iyo mataaneyn ah ku kala saxiixday Jabuuti.

19/06/2024

Madaxweyne Putin ayaa uga mahadceliyey Kim Jong-un martiqaadka uu u fidiyey Kuuriyada Waqooyi, waxaana uu rajo ka muujiyey in kulankooda xiga uu ka dhici doono dalka Ruushka.

Biden ayaa u sheegay Netanyahu in militariga Mareykanka uusan ka qeyb qaadan doonin howlgallada ka dhanka ah Iran.
14/04/2024

Biden ayaa u sheegay Netanyahu in militariga Mareykanka uusan ka qeyb qaadan doonin howlgallada ka dhanka ah Iran.

14/04/2024

Iran oo shalay la wareegtay markab u dhow marin biyoodka Hormuz

14/04/2024

Daryanka gantaalada Iiraan iyo gubashada dhulka xooga ee ku heysato Yiuhada

13/04/2024

Kala cararka Yahuuda caawa ee gantaalada Iraan

Address

Maragwa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Warka Saacada posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Warka Saacada:

Share