30/07/2025
Waa 10-07-1974-kii, dadkaan waxay ka shaqeynayaan ololihii Bacaad Celinta ee deegaanka Shalaanbood oo ka tirsan gobolka Shabeellada Hoose, Faarax Ciise Dalmar iyo Siraad Diiriye Yuusuf ayaa ku luuqeynaya heestaan uu curiyay Bashiir Maxamed Kaarshe.
.
Hawd Media