Hawd Media

Hawd Media Hawd Media Evry thing

Ciidanka Police ka gobolka Sool oo gacanta ku dhigey Shabakad Tahriibisa Dhalinyarada SSCKh.
20/06/2025

Ciidanka Police ka gobolka Sool oo gacanta ku dhigey
Shabakad Tahriibisa Dhalinyarada SSCKh.

19/06/2025

M.firdhiye iyo soo dhawayntii laascaanoood

17/06/2025

Yuhuud saas halagu wado 🤣🤣🤣

05/06/2025

Madaxwayne kuxigeenka dawladd gobaleedka SSC_KH ayaa hambalyada munaasibadda maalinta barakysan ee Ciidal-Adxa u dirayaa guud ahaan shacabka SSC-Khatumo , ciidamada qalabka sida iyo bulshada somaaliyeed.

01/06/2025

Ila daawo wedka oo mid yar dhulka intuu ka taagay canshuurtiina ka qaaday 🤣🤣🤣🤣🤣

Hawd Media

01/06/2025

Caasimada geyiga soomalida ee jigjiga oo horu mar wacan ku talaabsanaysa🇸🇴❤️

Hawd Media
Hanad Toohe

31/05/2025

Ila daawa mid ka mida qarankii oo murqaamay kedibna wareegay 360 degree hal mar 🤣🤣🤣🤣🤣

Hawd Media

23/05/2025

Ciidamada SSC khAATUMO EE Gobolka Sanaag Oo Mamnuucay isu Socodka Ceerigaabo iyo Boosaaso Goaamana Soo Saaray

23/05/2025

Dalkeena hooyo aynu dhawrano❤️🇸🇴


20/05/2025

Qaar kamida Hablaha Gobolka Cayn Ayaa Deeq Lacaga Kaga Qayb Qaatay Wadada isku Xidha Magaalooyinka Sooljoogto iyo Gocondhaale.


19/05/2025

Xafiiska Tacliinta ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee SSC-Khaatumo ayaa maanta ka qabtay Jaamacadda Ilays National University dhamaan dukumiintiyadii laga sugayay kaas oo ku saabsan hubinta xogta Jaamacadaha Ka hawlgala SSC-Khaatumo .


19/05/2025

Maalmihii geeridu macaaneey habar jeclooy ma jiingadihiiniibaa🤣



Address

Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hawd Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hawd Media:

Share