Mohamed Shuceeb Mohamud

Mohamed  Shuceeb Mohamud Blindness is not heartlessness — the eyes see, but the heart feels Follow me
(2)

16/12/2025

Soomaaliland ictiraafka ma la siiyay ileyn gabadh bay ii balan qaadeyn
🤣🤣

🎉 I earned the emerging talent badge this week, recognizing me for creating engaging content that sparks an interest amo...
16/12/2025

🎉 I earned the emerging talent badge this week, recognizing me for creating engaging content that sparks an interest among my fans!

Alxamdulillaah 🤍Waxaan si qalbi furan ugu mahadcelinayaa Alle (SWT) oo ii suurtageliyay inaan gaaro heerkan, sidoo kalen...
16/12/2025

Alxamdulillaah 🤍
Waxaan si qalbi furan ugu mahadcelinayaa Alle (SWT) oo ii suurtageliyay inaan gaaro heerkan, sidoo kalena waxaan mahad gaar ah u dirayaa dhammaan taageerayaashayda, saaxiibbaday iyo qof walba oo igu dhiirrigeliyay safarkan aan ku jiro.

Helitaanka Emerging Talent Badge waa sharaf iyo dhiirrigelin weyn oo ii muujinaysa in dadaalkii, waqtigii iyo hal-abuurkii aan geliyay content-kayga uusan khasaareyn. Taageeradiinna, faallooyinkiinna, la wadaagistiinna iyo kalsoonidiinna ayaa ah sababta aan maanta halkan u joogo.

Waxaan ballanqaadayaa inaan sii wadi doono inaan idinla wadaago content waxtar leh, dhiirrigelin iyo wacyigelin leh, anigoo mar walba matalaya rajo, karti iyo hal-abuur. Safarkani waa mid wadajir ah, guushuna waa mid aynu wada leenahay.

Mahadsanidiin dhammaantiin 💙
Taageeradiinnu waa iftiin igu hoggaamiya inaan sii hormaro.

12/12/2025
Sundus ayaanle aad baa loo dulmiyay Kuwii dulmiyay magac rag bay sheeganayaan
07/12/2025

Sundus ayaanle aad baa loo dulmiyay
Kuwii dulmiyay magac rag bay sheeganayaan

06/12/2025



“Aad ayaan ugu faraxsanahay in codkayga iyo sheekadayda ay gaarto bulshada.
Waxaa jiray waqti aan anigu is leeyahay ‘ma awoodi doonaan inaan waxbaran karo?’ Laakiin maanta waxaan istaahdaa inaan caddeeyo in qof walba oo aragga naafada ka ah uu yahay qof awood leh, haddii la siiyo fursad, taageero, iyo dhiirigelin.

Indho la’aantu maaha caqabad iga hor istaagta riyadayda, waa kaliya xaalad nololeed oo aan ku la qabsaday.
Waxbarashadu waa xuquuq aan wada leenahay, mana aha wax qof lagu yeesho naxariis gaar ah—waa xaq Alle bixiyay oo qof kastaa leeyahay.

Waxaan u mahadcelinayaa Alnur School for the Blind oo noqday meel aan ka helay kalsooni, aqoon iyo dad iga fahma.
Waxaan sidoo kale bulshada u sheegayaa in qof kasta oo naafo ahi uusan ka liidan qof kale, awoodda dhabta ahi waxay ku jirtaa maskaxda, shucuurta iyo dadaalka joogtada ah.

Mahadsanidiin dhamaantiin taageerada iyo kalgacalka.
Waxaan rajeynayaa in sheekadaydu dhiirigelin u noqoto arday kasta oo cabsi ka qaba inuu bilaabo waxbarashada.
Haddii anigu awooday, adiguna waad awoodaysaa.
Mustaqbalka waxaan rabaa inaan u istaago dadka aan aragga lahayn oo aan tuso inay leeyihiin qaddarin, sharaf iyo mustaqbal ifaya.

Ayaantaan cudur jcl la yidhaado i haleylay Daawadiisa ii sheega😭
05/12/2025

Ayaantaan cudur jcl la yidhaado i haleylay
Daawadiisa ii sheega😭

Sheekada sundus ayaanle  yaa la socda?
04/12/2025

Sheekada sundus ayaanle yaa la socda
?

Odaygii Donald Trump wuu naga balaarinooyaa Waana saxanyahay odaygu🤣🤣Salaama
04/12/2025

Odaygii Donald Trump wuu naga balaarinooyaa
Waana saxanyahay odaygu🤣🤣
Salaama

Ummad wanaag ugu taqaan baa igu xeran Waana mid aan ku faano. Alxamdullilah ,Saa u dhantihiin salaamta iga guddooma 🫶🏾
28/11/2025

Ummad wanaag ugu taqaan baa igu xeran
Waana mid aan ku faano. Alxamdullilah ,
Saa u dhantihiin salaamta iga guddooma 🫶🏾

28/11/2025

Waxaynu nahay ummad dulman
Soomaaliya ha ka sugin inay horay u socoto

Address

Abdiaziz. District Mogadishu
Moi

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed Shuceeb Mohamud posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mohamed Shuceeb Mohamud:

Share