20/06/2026
Hoggaan Xumo
(Poor Leadership)
Marka hoggaanku ka gaabiyo waajibaadkiisa, waxaa bannaanka soo gala kuwa aan lahayn aqoon, akhlaaq iyo masuuliyad. Hoggaan xumo waxay keentaa jahawareer, kala dambayn la’aan, iyo dib u dhac bulsho iyo mid qaran.