Ujub officiall

Ujub officiall ku soo dhawaada page ka Ujub Officiall

30/11/2025

Degdegu waa cml shegdaan 😂

27/11/2025

Wasiir madaxa na furan waa ku dhacday 😆

Ujub officiall

15/11/2025

Ictiraafkii oo meel xun galay 😂

Maanta waa maalinta iskabulanimada aduunkaWorld single's Day 11 November,Halkaan uga wac Saxibka / Saxibtaa oo guurso La...
11/11/2025

Maanta waa maalinta iskabulanimada aduunka
World single's Day 11 November,

Halkaan uga wac Saxibka / Saxibtaa oo guurso Laga Kari waaye Kuna dheh fadhiga ka kac 😆

F.G Ani kuma jiro 😆

06/11/2025

Video kaan reer Warsheikh halaga qariyo 😆

06/11/2025

Stadium muqdisho iyo galabta ⚽❤️

Hambalyo Degmada Howlwadaag oo ku guuleysatay koobka degmooyinka Gobolka Banaadir macalin Xamaam sanadkii labaad oo xiri...
06/11/2025

Hambalyo Degmada Howlwadaag oo ku guuleysatay koobka degmooyinka Gobolka Banaadir macalin Xamaam sanadkii labaad oo xiriir ah ayuu ku guuleysatay Koobkan

06/11/2025

Hami yarada raga iyo ciyaar
maxaa iska galay 😆

03/11/2025

Waa naag fariidad ah qarashka arooskeeda ayey dhiibtay ilahow mid sidaas ah noo sahal

02/11/2025

Geel nin ahaa helay Gabadha 😆

02/11/2025

Dumarka reer Galkacyo oo ka cabanaya Ragii soomalida oo ku daatay naago Ethiopian ah

01/11/2025

Lahjadaan reerka ku hadla hadaa taqaan Comment ka nagula wadaag? 😆

Address

Nairobi South

Telephone

+252616083469

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ujub officiall posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ujub officiall:

Share