Somali Media Network

Somali  Media Network media news company Media news company

22/03/2026

New RRA koonfur galbeed Somalia

22/03/2026
Ciidanka URURKA Gadale waxan canbaranynaa falka foosha xun ee uu nagula kacay wasiir dowlaha wasarada cafimaadka puntlan...
22/03/2026

Ciidanka URURKA Gadale

waxan canbaranynaa falka foosha xun ee uu nagula kacay wasiir dowlaha wasarada cafimaadka puntland ahmed shekh farax fal kaas oo ah isku dhac ciidan oo dhimasho iyo dhawacba naga dhex dhalin gaaray

Ciidanka ururka Gadaale wa ciidan kaso qayb qaatay ĥawlgalda Difaca puntland una danbeeyay halgalkii calmiskaad hadeerna toobar ugu jira xerada ciidanka puntland ee xero Goble


Wasiirku waxa uu habeen madow weerar kuso qaaday ciidanka ururka Gaadale ee tobarka ugu jira xero Goble wuxuna ka. kaxaystay gadiid dagaal iyo saanad hub

Wasiirku wuxu sicad u bur burinayaa ciidanka ururka gadaaale

hadaba waxan xagan fariin cad ugu sheegaynaa xukumada iyo madaxwaynahaba in ay ninkaa naga qabtaan

Hadii aan nahay ciidanka ururka Gadale in uu wasiirku nagu wado bur burin ciidan kasoo uu damaciisu yahay in uu cidankaa burburiyo qabtoodna yiraahdo DFS bn mushaar idin kaga qorayaa hubkoodiina uu dhaco

Waxaan ka codsanynaa xukumada iyo madaxwaynahaba inay ninkaa naga qabtaaan cidanka uu qoryahaa isugu dhibay iyo gadiidka uu nagalada fakaday in lago soceliyo si dhabana dowlada ula xisaabtanto
Puntland State House
H.E Said Abdullahi Deni

Wa bilaahi towfiiq

28/01/2026

Naxdin!!!!!!!!!

Ninkaan oo kasoo jeeda wadanka siraliyoon waxa uu kaligiis ka badbaaday doon ay saarnaayeen 51 qof oo tagriibayaal ah kadib markii ay badda midhatereeniyaanka ku dagtay.

Waxaa kaligiis oo dabaalanaya arkay markab Masar laga leeyahay, iyaga oo badbaadiyay sida muuqaalka ka muuqata.

Address

Nairobi South

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Media Network posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somali Media Network:

Shortcuts

Share