Dalxa News

Dalxa News KALASOCO WARAR DEG DEGA

20/09/2025

WAR DEGDEGA:-

" waxaan codsanaynaa in Xasan Shiikh 8 da bilood ee uhartay inta loo Lacageeyo in la siiyo, annaga Dowladnimaa na deeqda...
15/09/2025

" waxaan codsanaynaa in Xasan Shiikh 8 da bilood ee uhartay inta loo Lacageeyo in la siiyo, annaga Dowladnimaa na deeqda"

Waxaa sidass tiri Hooyadan oo kusugan Muqdisho oo dowladdu rabtay in ay dhulkeeda ka barakiciso.

Ra’iisul wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa qarka u saaran inuu noqdo Ra’iisul wasaarihii ugu mudada dheeraa ee xafiiska joo...
10/09/2025

Ra’iisul wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa qarka u saaran inuu noqdo Ra’iisul wasaarihii ugu mudada dheeraa ee xafiiska jooga tan iyo burburka kadib.

Bil kadib wuxuu rikoorkaas ka jabin doono Xasan Cali Kheyre oo xafiiska joogay 3 sano iyo 4 bilood

Labo eray kaliya Kaqor 👇

Kaaf iyo Kala Dheeri...CAJIIB
09/09/2025

Kaaf iyo Kala Dheeri...CAJIIB

09/09/2025

XILDHIBAN Waxaa Waaye OO HADA HADLAY.🤣

08/09/2025

JIGJIGA:GAADHI KOTOROBAN WADA OO JIIDHAY

DEGDEG: Maalinta Berito ah Internetka ayaa bilaash laga dhigay, iyadoo loo sababbeeyay in- dadku Biyo-Xidheenka xalfaddi...
08/09/2025

DEGDEG: Maalinta Berito ah Internetka ayaa bilaash laga dhigay, iyadoo loo sababbeeyay in- dadku Biyo-Xidheenka xalfaddiisa toos ugala- socdaan warbaahinta.

08/09/2025

ITOOBIYA oo Caawa Udabaal Dagasa Biyo Xireenkeeda ..iyo MASAR OO Caawa Muraara Dilaaca.

08/09/2025

DEGDEG:DAAWO LAASCANOD KAARARKII DIIWANGALINTA OO

07/09/2025

Farmaajo.🫡

06/09/2025

LAASCAANOOD Soo dhacyay Dhayda Kii Siday🤣

General Abdirizak 1977 wuxuu daafacayay qaranka somaliya 🇸🇴 maantana xaalkiisa waa sidan 😳!Maslax 2025 wuxuu daafacayaa ...
06/09/2025

General Abdirizak 1977 wuxuu daafacayay qaranka somaliya 🇸🇴 maantana xaalkiisa waa sidan 😳!
Maslax 2025 wuxuu daafacayaa adeerkiisa oo walibo darajo & maal aan qiyaas laheyn ku helay 😳!

Waa iska xaal aduun.

Address

12street
Nairobi South
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dalxa News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share