MUDAN TV

MUDAN TV Warar Warbixino iyo Wareysiyo Xiiso leh Mudan Tv kala soco 24 Saac

30/11/2025

Shuute oo nin edeysane ah amray in isbitaal lageeyo

Galmudug ayaa ka-hortimid xisbiga xukuumadda DFS ee JSP oo shaqooyin la xidhiidha doorashada qof & cod ka bilaabay deega...
30/11/2025

Galmudug ayaa ka-hortimid xisbiga xukuumadda DFS ee JSP oo shaqooyin la xidhiidha doorashada qof & cod ka bilaabay deegaanadeeda.

Siyaasiyiinta Mucaaridka Dowlada Federaalka, Puntland iyo Jubbaland ayaa badhtamaha bisha December ku wajahan Kismaayo, ...
30/11/2025

Siyaasiyiinta Mucaaridka Dowlada Federaalka, Puntland iyo Jubbaland ayaa badhtamaha bisha December ku wajahan Kismaayo, halkaasi oo lagu dhammaystirayo Golaha Mustaqbalka Soomaaliya lagana soo saarayo go'aanno ka dhan ah muddo-kororsi & doorashooyinka qof & cod ee DFS, waxa iyana isa soo tarayaa in dhinaceeda Villa-Somalia ay qorshaynayso in ay shir kaasi ka hortagto caleema-saarka madaxda maamulka Woqooyi-bari oo muddo badan sugaya Madaxweyne Xasan Shiikh.

Sidee u aragtaa?

30/11/2025

"Xasan Sheikh 500 oo qof ayuu barakiciya xildhibaanaddana waa ku daawanayaan" Suldaanka umadda Soomaaliyeed.

30/11/2025

DEG DEG!! Waxaa hada ciidanka xaq udirirka degmada yaaqbiriweyne gacanta ku dhigeen mid kamid ah ciidanka xooga dalka iyo koofurgalbeed asigoo Raba in dad shacab ah laaayo see more......

29/11/2025

Qof habiyo ah dagaal magalin karo raxween shaded ka sameya

Madaxweyne h**e Farmaajo oo si dardar leh u wada kulamada bulshada.
29/11/2025

Madaxweyne h**e Farmaajo oo si dardar leh u wada kulamada bulshada.

29/11/2025

"Siyaad Bare ka hor Soomaaliya dowladnimadeeda daciif ayay ahayd ka gadalna dowlad ma jirin" Siyaasi Ibrahim Isaaq caymooy

Koonfurgalbeed: "Dadkayagu waa 4.5 milyan, waxaa nahay maamulka ugu dadka badan dalka."
27/11/2025

Koonfurgalbeed: "Dadkayagu waa 4.5 milyan, waxaa nahay maamulka ugu dadka badan dalka."

27/11/2025

Gudiga bajajleyda" Booliska iyo military aya dhib ku qabnay Dilka dhalinyarada Bajajka hadani Taraafiko aya keentay in ay Disho.

27/11/2025

DEG DEG; Askari Taraafiko ah oo bajaajle ku Dilay magalada muqdisho.

26/11/2025

Shirqool ay Gabadh u dhigtay ayuu ku dhacay, waxaa laga qaatay dhamaan waxa uu heystay…

Adress

Stockholm

Webbplats

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när MUDAN TV postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Dela