Amin simba

Amin simba Sirta guushu waa salaada iyo ale ka cabsiga Iam content creator specialy footballer subscribe👇(birthday 2003)https://www.youtube.com/

Bayern ayaa seddexda dhibcood ka qaadatay Chelsea kulankeeda furitaanka Champions League 🇩🇪
17/09/2025

Bayern ayaa seddexda dhibcood ka qaadatay Chelsea kulankeeda furitaanka Champions League 🇩🇪

game ka ugu adag asbucan champion ka ayaa caawa la ciyari doona
17/09/2025

game ka ugu adag asbucan champion ka ayaa caawa la ciyari doona

5 sano kadib markale ayay wada ciyaari donan labadaan yaa laga imaan dona adi fikirkaga       ゚viralシfypシ゚viralシalシ
16/09/2025

5 sano kadib markale ayay wada ciyaari donan labadaan yaa laga imaan dona adi fikirkaga ゚viralシfypシ゚viralシalシ

caawa waxaa bila banaya champion league tartanka sanadkaan wuu ka adag yahay kuwii h**e wuuna ka xamasad badan yahay
16/09/2025

caawa waxaa bila banaya champion league tartanka sanadkaan wuu ka adag yahay kuwii h**e wuuna ka xamasad badan yahay

"Uma arko sidaas" Ruben Amorim ayaa difaacay rikoorkiisa Manchester United ka dib markii uu kaliya badiyay sideed guul 3...
15/09/2025

"Uma arko sidaas"

Ruben Amorim ayaa difaacay rikoorkiisa Manchester United ka dib markii uu kaliya badiyay sideed guul 31 kulan oo Premier League ah 🔴🤔

Manchester United waxa ku dhacay wax laga aamusi karo iyo wax loo dul qaadan karo midna ma aha 😂
14/09/2025

Manchester United waxa ku dhacay wax laga aamusi karo iyo wax loo dul qaadan karo midna ma aha 😂

maxaad ka xasuusata ciyartii dhaxmar tay man city iyo man united amase ma lagaga shekeyayFebruary 2011
14/09/2025

maxaad ka xasuusata ciyartii dhaxmar tay man city iyo man united amase ma lagaga shekeyay
February 2011

chalsea 90kii ayaa labar bareyay xali ay gusha ku xisabtamayeen kubad la iskuma haleeyo
13/09/2025

chalsea 90kii ayaa labar bareyay xali ay gusha ku xisabtamayeen kubad la iskuma haleeyo

arsenal awoodeda indhaha lagama qabsan karo runtii way iwashay aniga maanta🤔
13/09/2025

arsenal awoodeda indhaha lagama qabsan karo runtii way iwashay aniga maanta🤔

arsenal halfka 1 goal ayay ku dhamaysatay
13/09/2025

arsenal halfka 1 goal ayay ku dhamaysatay

Hadda ku tuuro ku guulaystayaasha Champions League 2025/26... 🏆 yaad usadalinaysaa
13/09/2025

Hadda ku tuuro ku guulaystayaasha Champions League 2025/26... 🏆 yaad usadalinaysaa

Alexander Isak, DIYAAR u ah kulankiisii ​​ugu h**eeyay.
12/09/2025

Alexander Isak, DIYAAR u ah kulankiisii ​​ugu h**eeyay.

Address

Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Amin simba posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Amin simba:

Featured

Share