Raad properties

Raad properties WELCOME TO RAAD PROPERTY IS WHERE YOU CAN FIND YOUR DREAM HOME

19/07/2025

This is Raad property

19/07/2025

WELCOME TO RAAD PROPERTY

Reer marsin yaa inala socda ?
13/11/2023

Reer marsin yaa inala socda ?

Isticmaal Safaricom
19/10/2023

Isticmaal Safaricom

05/10/2023

Tusaalaha Askariga wanaagsan

07/08/2023

Fankii soomalida oo aan muusig lahayn, yaa salaam👏
Nala wadaag heesta aad jeceshahay?

06/08/2023

📍Gabo-gabo, Tulli guleed
There is fun and love here

26/07/2023

Fariin ku socota asxaabtayda facebooga iyo guud ahaan soomalida !!

22/07/2023

Halgamayaasha aanay cidna u heesin

Galab wanagsan saaxiibayaal !!
13/07/2023

Galab wanagsan saaxiibayaal !!

Dhawr talo ayaan arinta dabka jijiga ka kacay ku darsan lahaa !! Qorshe waa kan fog iyo midka dhaw, kan dhaw waxaa ugu h...
13/07/2023

Dhawr talo ayaan arinta dabka jijiga ka kacay ku darsan lahaa !!

Qorshe waa kan fog iyo midka dhaw, kan dhaw waxaa ugu habooni waxaa weeye inaan ka warqabno qoysaska masiibadu gaadhey, oo lala socdo yaan dabka shidan, iyo dadka u baahan caawimo aas-aasi ah, sida cunno iyo adeeg, intaas kasakoow:-

1. Haddii dhismayaal cusub la samaynayo waa in lagu xisaabtamo masiibooyinka noocaan ah, oo la sameeyo istiraatijiyado lagu xakamayn karo dhibaatooyinka noocaan ah iyo kuwa lamid ah, sida in lagu xiro fire detection alarms, lana sameeyo space iyo accesska gurmadka.

2. Ma lihin wax digniin bixiya, ama cid ogaysiisyada magaalada ka jira toos loogu hagaago, sidaas darteed waa in la helo cid wargalin samaysa marka ay jiraan khataro noocaan ah !!

3. Dadkii dhibku gaadhey waa in laga cafiyo wixii dayn ah, sida ay sameeyen shirkadaha qaar, dhanka kale waa in bunuugta ka jira deegaanka ay bilaaban inay ka qayb qaataan xal u helida dhibaatadan, sida inay bixiyaan daymo bilaa ribo ah.

4. Si dadka wali gacantoodu lacag ku hadhey uga ganacsadaan ganacsigoodii h**e, waa in xafiiska jibriga lagala hadlo oo la siiyo fursad ay deegaanka alaab kusoo gashan karaan iyadoo loo samaynayo warqado fasax.

5. Akoono iyo numbero badan oo khadka dhex ordaya ayaa jiro, waa in si waadix ah loo cadeeyo cida wax lagu hagaajinayo, hantida akoonadaaa ku dhacdana waa in si cad-cadaan ah loo diwaan galiyo, cida wax bixisana dawladu waa inay bogaadiso iyadoo afka shacabka ku hadlaysa, si dadku ugu dhiiradaan wax bixinta.

6. Waa in la sameeyo wakaalad ama waax bad-baadada dadwaynaha oo adag, oo leh qaab dhismeedyo kala duwan, sida wargalinta, cudud dab damis oo aqoon u leh waxa ay qabanayaan, iyo koox daraasadeysa khataraha cadhaysan ee magaalada ku gadaaman !!

📍Jijiga stadium  Afdheer vs Jarar   Yaad wadataa ?
09/07/2023

📍Jijiga stadium
Afdheer vs Jarar
Yaad wadataa ?

Address

Third Avenue Parkland
Nairobi West

Telephone

+251915058995

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Raad properties posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Raad properties:

Share

Category