Puntland Times

Puntland Times Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Puntland Times, Media/News Company, Nairobi West.

welcome dear to our page, you will get what you are interested in whether news, funny and entertainment and together we achieve mutual satisfaction and benefits.

Dadka Deni ku xeendaaban waa dadka noocas u hadla waana wax uu isaga raali oga yahay in dadka la caayo ee aan si waaqici...
21/12/2025

Dadka Deni ku xeendaaban waa dadka noocas u hadla waana wax uu isaga raali oga yahay in dadka la caayo ee aan si waaqici ah loo hadal, waana tan Deni shalayna farmaajo inyow meel iskugu xiray maantana Sido kale inyow meel laso taagan Puntland tii sharafta lahayd na heerkaas gaarsiiyey.

Wasiir Bidhaan Vs Wasiir Cabdifitaax Cabdinuur.

20/12/2025

Mudaharaad cagaf cagaf iyo dad dhagax tuuraya ayaa hujuumay xafiisyada dowlada gaar ahaan magaalada baraasalis kadib marki dowlada ay ogolaatay inay wadamada koofurta ameerika kaso dhoofsato dalag raqiis ah. Beeralaydan waxay ku andacoodeen in dowlada ay noloshooda iyo beerahooda ay burburinayso.

Qolo walba oo isku dan ah ah masaalix ka dhacaysa oo ay ilaashadan ayaa jirta, hadda dadka beeralayda ah waxay ilaashanayan in aan suuqa Laga saarin iyago dalag raqiis ah dalka loso dhoofinayo.

Soomaaliya heer dowlad dhexe iyo dowlad goboleed Marka la joogo madax calooshood ushaqaystayaal ah ayaa iska xada xoolaha ummada cid ka dhiidhiida xatooyadooda ma jirto.

Jamhuuriyada barakaysan tagto talaabsatay, askari ay Gabar social mediaha ooga cabatay ayaa loo yeeray si loo waraysto g...
15/12/2025

Jamhuuriyada barakaysan tagto talaabsatay, askari ay Gabar social mediaha ooga cabatay ayaa loo yeeray si loo waraysto gabadha hadii askarigu ku xadgudbay xuquuqdeeda halka kooxda xamar joogta ee mooryaanta ah ay hooyooyinka cagaf ilkaha ooga ridaan.

Jamhuuriyada boqol sanno ayay ka horeysa qoladas dowladnimadii ay ka kici waysay ee unukaa leh ee boobka ku mashquulsan.

14/12/2025
Bal adigu qiime labadan warbixin. Mid waa Kenya oo 1.9 billion (hadde waa bilyan) ka diiday Maraykanka iyado maxkamada s...
14/12/2025

Bal adigu qiime labadan warbixin.

Mid waa Kenya oo 1.9 billion (hadde waa bilyan) ka diiday Maraykanka iyado maxkamada sare ka hortimi heshiis Ruto uu la galay maraykanka maadama heshiiska uu yahay mid dalka Kenya danahiisa iyo tan shacabka ka hor imaanaya, halka warbixintan kale ay tahay Soomaaliya oo dadkoodu muslimiin yihiin ay midowga Yurub lacag 8.2 million ( waa hadde milyan) Soomaaliya siisay si ay xuquuq dumar iyo rag u simaan.

Adaa kuu daayey dowladnimo, muslinimo iyo chiristaanimo waxa dawladayada ka shaqayso.

Xeer ilaaliyaha xagee masuuliyada soo qabashada ka keenay, sharciga miyaan la aqoon mise dowladnimada sida aan rabo cid ...
13/12/2025

Xeer ilaaliyaha xagee masuuliyada soo qabashada ka keenay, sharciga miyaan la aqoon mise dowladnimada sida aan rabo cid ii fulisa ubaahanahay bay maraysaa?

Sharciga dowladnimo Puntland yaan gacanta lagu qaadan.

Soo qabasho eedaysane

13/12/2025

Labadas nin sida ay uga hadleen hadalki Trump ee aha Soomaaliya waa cadaab waxay ku saleeyeen sida madaxda dalka ay qoysaskooda cadaabta oga kexeeyen iyagana madaxtinimada xoolo ugu urursanayaan.

Wuxu Soo qaatay in Xasan Shiikh, raisul wasaare xamze iyo mahad salaad qoysaskooda ay dibada u deganyihiin iyagana xoolaha ummada ay dibada u saaraan.

Caqliga qofka soomaaliga inu fooraro waxa ku garanaysaa sida minaaradaas la rabo in loo dumiyo! Bal eeg ninkaas siduu na...
13/12/2025

Caqliga qofka soomaaliga inu fooraro waxa ku garanaysaa sida minaaradaas la rabo in loo dumiyo!
Bal eeg ninkaas siduu naftiisa u haligay, dadka markaysan is waydiin waxay qabanayaan inay dhibaato kaso gaari karaan habka ay u qabanayaan.

Hadda ba ninka cagaf raba inu ku dumiyo minaarad ka waran?

Wataa dowladnimo Soomaaliyeed. Xuquuq da ay intaas sheegan waxay ku meeraystaa ragg iyo dumar. Xuquuqda reer falastiin m...
11/12/2025

Wataa dowladnimo Soomaaliyeed. Xuquuq da ay intaas sheegan waxay ku meeraystaa ragg iyo dumar.

Xuquuqda reer falastiin may waydiiyaan waa iyaga hubka lagu gumaado bixiye inta ay leeyihiin hormarinta xuquuqad!

Midowga Yurub ayaa shaaca ka qaaday in ay Soomaaliya ku taageerayaan €7.1 Milyan [$8.2 Milyan]; taas oo lagu horumarinayo; Sinnaanta Ragga & Dumarka, Dhallinyarada & guud ahaan Xuquuqda Aadanaha.

Address

Nairobi West
254

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Puntland Times posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Puntland Times:

Share