Badacas News

Badacas News Ku xidhnow Badacas News Channel News

26/07/2026

اقبل بر

Xukumada hada joogta waan wada shaqayn jirnay "Xildhibaan budeeye oo ka tirsan maamulka waqooyi Bari

26/07/2026

Deg Deg Saaka Iyo Magalada Geerisa

Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed-yaasiin Maxamed Faarax Oo ay weheliyaan Masuuliyiin ay ka mid yihiin

Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Booliska JSL. Sarreeyo Guuto Cabdi Axmed Tiir,

Taliyaha Aagga Galbeed ee Ciidanka Qaranka JSL.

Gaashanle Sare Gurey Gabare,

Xildhibaano ka tirsan Golaha Guurtida JSL iyo masuuliyiin kale

Ayaa maanta kulan la qaatay cuqaasha, waxgaradka iyo bulshada kala duwan ee Deegaanka Geerisa ee Degmada Lughaya ee Gobolka Awdal.

26/07/2026

Deg deg moyar cusub ee BerBer Mudane

Maxamed Ibraahim Dable ee Degmada Berbera Loo Doortay oo Ka Dareen Celiyay Xilka Loo Doortay

26/07/2026

Saaka ber bera oo yeelatay Mayor cusub..

25/07/2026

Iskuduwihii H**e Ee Wasaarada Beeraha Gobolka Awdal Nimce Maxamed Ayaa ka warbixisay

Wax qabadkeedii Mudadii Ay xilka haysay

Deg Deg Wasaaradda Dawladaha Hoose ee Somaliland ayaa go’aamisay in golaha deegaanka Berbera ay kalfadhi aan caadi ahayn...
25/07/2026

Deg Deg Wasaaradda Dawladaha Hoose ee Somaliland ayaa go’aamisay in golaha deegaanka Berbera ay kalfadhi aan caadi ahayn yeeshaan Beri Axada. kal fadhigan waxa lagu dooran doonaa maayirka iyo ku xigeenka Sida qorshuyahay.

25/07/2026

Sida Loo Qorsheeyaa Kharash Miisaaniyadda Dawlada iyo Meelaha ay ka soo kala Xeroodaan Daqliga Dawlada oo kordhay intan Dambe

24/07/2026

Ciidanki Somaliland oo hada gaadhay Taliska geerisa

Dawlada Soomaliland way ogtahay inuuna Ciise Nabad Rabin  oo u Dagaal Ridayo Mar walba  xukuumada  waxaan leeyahay  Shar...
24/07/2026

Dawlada Soomaliland way ogtahay inuuna Ciise Nabad Rabin oo u Dagaal Ridayo Mar walba xukuumada waxaan leeyahay Sharciga Dawladu ha shaqeeyo Oo cidwalba oo qorisida Dalka Haka Saarto Ama Ha soo qabato.

laakiin intay dad hubaysan joogaa magaladan Geerisa ama hareereheega xukuumadu yayna Sugun Nabad iyo Amni

Waayo maalinta qof Khalad galo ee ciidanku soo qabatiin yidhaahdo dee qoryaha uun ba loo soo
qaadanayaa sidaa maanta iyo shalayba dhacday ee ciidanka loo Xabadeeyay keenta qasaaare dhimasho iyo dhaawacbale.

Waxaan xukuumada ugu baaqa yaa hajoojiso Jilayca iyo Dabaca Sanaanta wixii Eeriyada Taliska Geersa u dhow jooga ee hubaysan Talaabo cad haka qaado yayna ku sugin magalada..

Dhanka kale ciidanka qaranka ee Taliska Geerisa iyo talisyada kale ee u dhow ha foojignadaan heegan buuxana haku jiraan waayo waqtikasta ayaa lagu duulikaraa

Markaa waa iga talo kolay ciidanka shaqadooda loo Tilmaamimaayee yagaa haystee

Nala joog BadacasNews ku soo biirna

24/07/2026

Deg Deg Xaalada Magalada Geerisa
Maleeshiyaad beesha ciise

Ayaa werar ku so qaday ciidanka qaranka oo sugan magalada geerisa

dhimasho iyo dhawac ayaa jiraa

Nala Joog Badacas News ku soo biirna

Address

Islii
Nairobi

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252634272265

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Badacas News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Badacas News:

Shortcuts

Share