Somali Post

Somali Post Waxaan nahay dhalinyaro somaliyeed oo kusoo gudbin doonta wararka, waxyaaba cusub ee xiisaha leh ee ku saabsan gayiga somalida iyo caalamka oo idil,

Permanently closed.
26/05/2021

Asc, waqti dheer kadib isku soo laabasho wcn. Asxaabta Pageka like iyo share u dhaha asxaabtiina si ay iyaguna ula socdaan

08/03/2021

Asxaabta inagu xiran page-ka like saara share-na dhaha si ay asxaabta kale u arkaan

04/03/2021

Qarax xoogan ayaa ka dhacay magaalada boosaso waxuuna kadhacay agagaarka xabsiga dhexe ee magaaladaasi wali qasaaraha qaraxaasi geystay lama oga wixii kusoo kordha halkan kala soco.

Codsi:Dhaman asxaabta inagu taxan waxan idinka codsaneyna inaad page ka inoo share gareysaan.
04/03/2021

Codsi:
Dhaman asxaabta inagu taxan waxan idinka codsaneyna inaad page ka inoo share gareysaan.

02/03/2021

Dowladda mareykanka ayaa sheegtay in la bedelay safiirkii h**e Amb Donald Yamamoto.

02/03/2021
02/03/2021

Dowladda ayaa xayiraado cusub soo rogtay

waziir dube
02/03/2021

waziir dube

Aqriso qodobadii eey ku heshiiyen midowga musharixiinta iyo dowladda.
25/02/2021

Aqriso qodobadii eey ku heshiiyen midowga musharixiinta iyo dowladda.

25/02/2021

Daahir Mohamud Geele "Waxaan caawa qaadannay heshiis qaraar si aan ugu laab qaboojinno hooyooyinka iyo caruurta ka walwalsanaa waxa berri dhici doona"

25/02/2021

Banaanbixi loo balansanaa beri oo jimce ah ayaa la baajiyay kadib is afgarasho laga gaaray.

Address

Langata Rongai

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Post posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somali Post:

Share