Raadsan News

Raadsan News Nagu soo biir. Halkan Waa Bogga rasmiga ah ee Warbaahinta RAADSAN NEWS, Waxaad ka heli doontaa & Warbixino Arrimaha Bulshadda oo xqiiq u saldhig u ah.

21/06/2023

KALSAME Tᴠ: Wᴜxᴜᴜ ɪᴅɪɴ sᴏᴏ Gᴜᴅʙɪɴᴀʏᴀᴀ Dʜᴀᴄᴅᴏᴏʏɪɴᴋᴀ Mᴀᴀʟɪɴʟᴀʜᴀ ᴀʜ; sɪᴅᴀ Wᴀʀᴀʀ,Wᴀʀʙɪxɪɴᴏ, Bᴀʀɴᴀᴀᴍɪᴊʏᴏ ᴋᴜ sᴀʟᴇʏsᴀɴ xᴀᴏ̨ɪɪᴏ̨ ᴅʜᴀʙ ᴀʜ.SUBSCRIBE Nᴏᴏ sᴀᴀʀᴇ ✔ SHA...

20/06/2023

KALSAME Tᴠ: Wᴜxᴜᴜ ɪᴅɪɴ sᴏᴏ Gᴜᴅʙɪɴᴀʏᴀᴀ Dʜᴀᴄᴅᴏᴏʏɪɴᴋᴀ Mᴀᴀʟɪɴʟᴀʜᴀ ᴀʜ; sɪᴅᴀ Wᴀʀᴀʀ,Wᴀʀʙɪxɪɴᴏ, Bᴀʀɴᴀᴀᴍɪᴊʏᴏ ᴋᴜ sᴀʟᴇʏsᴀɴ xᴀᴏ̨ɪɪᴏ̨ ᴅʜᴀʙ ᴀʜ.SUBSCRIBE Nᴏᴏ sᴀᴀʀᴇ ✔ SHA...

19/06/2023

KALSAME Tᴠ: Wᴜxᴜᴜ ɪᴅɪɴ sᴏᴏ Gᴜᴅʙɪɴᴀʏᴀᴀ Dʜᴀᴄᴅᴏᴏʏɪɴᴋᴀ Mᴀᴀʟɪɴʟᴀʜᴀ ᴀʜ; sɪᴅᴀ Wᴀʀᴀʀ,Wᴀʀʙɪxɪɴᴏ, Bᴀʀɴᴀᴀᴍɪᴊʏᴏ ᴋᴜ sᴀʟᴇʏsᴀɴ xᴀᴏ̨ɪɪᴏ̨ ᴅʜᴀʙ ᴀʜ.SUBSCRIBE Nᴏᴏ sᴀᴀʀᴇ ✔ SHA...

Kala SOCO Wararka somalida & Caalamka Kalsame Tv Facebook & YouTube https://youtube.com/
05/02/2023

KISMAAYO: xildhibaan Abdirashiid Maxamud xaashi (xidig) Oo ka qeyb galey kelantan todobaadlaha ah ee Golaha Wasiiradda j...
24/02/2022

KISMAAYO: xildhibaan Abdirashiid Maxamud xaashi (xidig) Oo ka qeyb galey kelantan todobaadlaha ah ee Golaha Wasiiradda jubaland ayaa usoo bandhigay tijaabada Cows doog dabiici ah oo lagu beeray gudaha Jubaland oo mudo kooban ku soo bixi kara kadibna la siin karo xoolaha isla markana ganacsato ree Jubaland ah ay leeyahiin fikirkiisa.

Fikradda xidig Uu maanta Golaha kusoo bandhigey ayaa imaaneysa 2cisho un kadib dib u doorashadiisa kursiga HOP72 Ee BJFS Ee 11ad.

Kursigii HoP72 Oo Markale Uu dib uhantey xildhibaan Abdirashiid xidig.
22/02/2022

Kursigii HoP72 Oo Markale Uu dib uhantey xildhibaan Abdirashiid xidig.

★ ★ RAADSAN NEWS ★ ★ WAXAY DIYAAR KULA TAHAY SOO GUDBINTA WARAR IYO WARBIXINO ARRIMAHA BULSHADDA KUWII UGU DAMBEEYAY EE SOOMAALIYA & CAALAMKA KA DHACAYA.In o...

Degmada Badhaadhe ee Gobalka jubadda Hoose ayaa Markii Ugu h**eysay Waxaa Baarlamaanka Dowladda dhexe ee 11aad ku matali...
22/02/2022

Degmada Badhaadhe ee Gobalka jubadda Hoose ayaa Markii Ugu h**eysay Waxaa Baarlamaanka Dowladda dhexe ee 11aad ku matali doona siyaasi ku dhashey Degaanka joore.

★ ★ RAADSAN NEWS ★ ★ WAXAY DIYAAR KULA TAHAY SOO GUDBINTA WARAR IYO WARBIXINO ARRIMAHA BULSHADDA KUWII UGU DAMBEEYAY EE SOOMAALIYA & CAALAMKA KA DHACAYA.In o...

 : Shaacinta_-Jadwalka Oabashada Doorashada 5 kursiGuddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland SE...
19/02/2022

: Shaacinta_-Jadwalka Oabashada Doorashada 5 kursi
Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland SEIT waxa uu halkan ku soo gudbinayaa jadwalka qabashada doorashada 5 kursi oo kamid ah Kuraastii ka harsanaa 43-da kursi ee deegaan doorashadoodu tahay Jubaland.

Wariyaal ka howlgal Qaarkamid ah Talefishinada Madaxa Banaan Islamarkaana Doonaanyay iney Warar kasoo Tabiyaan Saldhiga ...
16/02/2022

Wariyaal ka howlgal Qaarkamid ah Talefishinada Madaxa Banaan Islamarkaana Doonaanyay iney Warar kasoo Tabiyaan Saldhiga Kaxda Halkaasi oo Xalay ay Alshabaab Weeraar ku Qaadeen Ayaa Jirdil iyo Xarig loogu Geystay Degmada Kaxda .

Ciidamada Haramcad ayaa jirdil ugeystay wariyayaashaan xili ay ku guda jireen hawlahooda shaqo waxaana sida sawirka ka aragtaan boga lo dhigay dhulka inta shaararka laga siibay iyado qoraxdu kulushahay.

Abdullahi Kulane Oo Guushiisa xildhibaanimo Looga dabaal dagey Villa Somalia iyo Axmed Madoobe Oo wadna Qaban kunoqotey ...
15/02/2022

Abdullahi Kulane Oo Guushiisa xildhibaanimo Looga dabaal dagey Villa Somalia iyo Axmed Madoobe Oo wadna Qaban kunoqotey Arrintan.

Our page Raadsan News

★ ★ RAADSAN NEWS ★ ★ WAXAY DIYAAR KULA TAHAY SOO GUDBINTA WARAR IYO WARBIXINO ARRIMAHA BULSHADDA KUWII UGU DAMBEEYAY EE SOOMAALIYA & CAALAMKA KA DHACAYA.In o...

12/02/2022

★ ★ RAADSAN NEWS ★ ★ WAXAY DIYAAR KULA TAHAY SOO GUDBINTA WARAR IYO WARBIXINO ARRIMAHA BULSHADDA KUWII UGU DAMBEEYAY EE SOOMAALIYA & CAALAMKA KA DHACAYA.In o...

Sadaali oo ku guuleyso $10.Africa Cup of Nations Final, 🇸🇳  Vs 🇪🇬. Sharuuddaha:1. Like saar Bogga.2. Share-dheh Post-ga ...
06/02/2022

Sadaali oo ku guuleyso $10.

Africa Cup of Nations Final, 🇸🇳 Vs 🇪🇬.

Sharuuddaha:
1. Like saar Bogga.
2. Share-dheh Post-ga iyo Boggeena Raadsan News.
3.Sheeg Qeybta h**e Natiijadda ay ku dhamaanto.

Saadaalintu Waxay ku Egtahay Ciyaarta Markeey Bilaabato.
F.G: Hadii aadan shuruudaha buuxin, Ruuxa buuxiya Ee Kaa Dambeeyey baa Abaalmarinta Heli Doono.

Address

Nairobi

Telephone

+254720536486

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Raadsan News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Raadsan News:

Share