Radio Dalag

Radio Dalag Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Radio Dalag, News & Media Website, Eastleigh, Nairobi.

19/03/2025

Warka kooban ee radio Dalag

Najma Aadem

Hay'dda Socdaalka iyo jinsiyadaha Soomaaliya ayaa sheegtay in muddo sedex bilood ah ay hakisay wax ka bedanka xogta baas...
01/01/2025

Hay'dda Socdaalka iyo jinsiyadaha Soomaaliya ayaa sheegtay in muddo sedex bilood ah ay hakisay wax ka bedanka xogta baasaboorka. Hakintan ayaa ka biilaabanaysaa maanta oo ah 1-Janaweri ilaa iyo 31 maarso ee sanadkan 2025.

Hoos ka akhriso warsaxaafadeedka hay'adda

Waxaa sii kordhaya saamaynta nolaleed ee ka dhalatay isbedelka cimiladaWaxaa la saadaalinaya in 118 milyan oo dad sabool...
18/11/2024

Waxaa sii kordhaya saamaynta nolaleed ee ka dhalatay isbedelka cimilada

Waxaa la saadaalinaya in 118 milyan oo dad sabool ah oo ku nool qaaradda Africa ay la kulmi doonaan abaaro, daad iyo kulayl sida lagu sheegay warbixin uu daabacay Ururka Saadaasha Hawada Adduunka (WMO).

Dhaqaalaha soo galaya dadka saboolka ah ayaa noqo doono wax ka yar 1.9 doollar. Tani waxay culays ku tahay dadaallada lagu dhimayo faqriga iyo gaajada, haddii aan la qaadin tallaabooyin xal u noqon kara dhibaatooyinka uu sababayo isbedelka cimilada.

Soomaaliya waxay ka mid tahay wadamada uu saameeyey, waxaana 10-ki sano ee la soo dhaafay ka jiray abaaro, daad ka dhashay roob xilliyo kala duwan ka da’ay, duufaanno iyo ayax wax yeello gaarsiiyay dalagyada beeraha iyo daaqa.

Haddaba bulshadu ma ku baaraarugsan tahay arrinkan oo ah mid u baahan in lala qabsado.

17/11/2024

Dal cagaaran oo dhiraysan baa roob heli kara.

Habeen wanaagsan.

Waxaan ka qaybgalannay shir ku saabsan qorshaha warbaahinta casriga ah ee Africa oo ka socda magaalada
18/09/2024

Waxaan ka qaybgalannay shir ku saabsan qorshaha warbaahinta casriga ah ee Africa oo ka socda magaalada

08/09/2024

Faa’idada digada xoolaha.

05/09/2024
Environment is very important to all human being. It must be worked together for better future.
05/09/2024

Environment is very important to all human being. It must be worked together for better future.

Address

Eastleigh
Nairobi
00100

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Radio Dalag posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share