Abdiaziz Barrow

Abdiaziz Barrow Abdiaziz Barrow is a Somali freelancer journalist who covers on human interest stories, armed conflicts & politics.
(1)

Mid kamid ah fool-xumooyinka horyaalla hirgelinta nidaamka casriga ah ee dowladnimada Soomaaliya ayaa ah ku mamanaanta d...
13/09/2026

Mid kamid ah fool-xumooyinka horyaalla hirgelinta nidaamka casriga ah ee dowladnimada Soomaaliya ayaa ah ku mamanaanta dhaxalkii keli-teliska iyo u aqoonsashada sumadda sharafnimada.

Kaar siinta JSP ee Cali Guudlaawe, waa muunadeynta gacan yarahii hoggaamiye kooxdeedyada halista ku ahaa nabadda iyo nolosha bulshada. Villa Somalia, sow maaha in xisaab xir dahsoon ay ku jirto?

Wiilkii qasnajiga ka ahaa isbaarada Maxamed Dheere ayaa laga iibinayaa shan milyan in uu gaarsiinayo dowladnimo micna leh.

Bal isi-saar?

13/09/2026

MALAF XASAASI AH: Sanbaloolshe oo daboolka ka qaaday damaca MW Xasan Sheekh & halista dowladnimada SOMALIA

13/09/2026

KALA ADKAASHO, !RAN oo guul gacanta ku dhigtay, XUUTIGA oo jebshay Sacuudiga, JABUUTI oo yaabban & TRUMP...

Hirshabeelle, waxaa shalay lagu dhaqay siyaasad madoorshe-nimo, maantana Villa Somalia waxay u bedehshay mid asal tire-n...
13/09/2026

Hirshabeelle, waxaa shalay lagu dhaqay siyaasad madoorshe-nimo, maantana Villa Somalia waxay u bedehshay mid asal tire-nimo ah.

Dal iyo dad maloo cantuugi karaa Sidii MALABAANIGII?.

Sanbaloolshe "Kaar JSP maaha furahii jannada"
12/09/2026

Sanbaloolshe "Kaar JSP maaha furahii jannada"

12/09/2026

!RAN oo weerar qaraxyo ah lagu qaaday, xaalka oo faraha ka baxay & Sacuudiga oo marxalada adag galay

Halkan, ayaad kala socon kartaa doodda caawa iyo doodda X, , fadlan soo raac, links-kan hoose
12/09/2026

Halkan, ayaad kala socon kartaa doodda caawa iyo doodda X, , fadlan soo raac, links-kan hoose

Zaki Harare's Space · Where live audio conversations happen

Caawa 10:00PM u diyaar garooba Barnaamijka X iyo doodda Masiirka Hirshabeelle, dhegta kor u haaya, lafa-gur siyaasadeed ...
12/09/2026

Caawa 10:00PM u diyaar garooba Barnaamijka X iyo doodda Masiirka Hirshabeelle, dhegta kor u haaya, lafa-gur siyaasadeed oo gun fog iyo halka ay wax ka khaldameen ayaan abbaari doonnaa.

Saxiibteed ayey jar-jartay, kadibna qashinka ku toortay, dilkii FARAH & Sida ciidamadu ku ogaadeen
12/09/2026

Saxiibteed ayey jar-jartay, kadibna qashinka ku toortay, dilkii FARAH & Sida ciidamadu ku ogaadeen

Saxiibteed ayey jar-jartay, kadibna qashinka ku toortay, dilkii FAR...

12/09/2026

LOOLANKA LiBAAXYADA: Putin & Shiinaha oo qaaday tallaabo ka nixisay Trump, dagaalka B.dhexe oo isbedelay & xog culus

Address

Kalimani
Mogadishu
00610

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdiaziz Barrow posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category