Swift Media

Swift Media Page rasmiga

02/07/2026

1da luulyo.

26/06/2026

War naxdinleh: .

26/06/2026

Waa maalinkale iyo Mogadishu.

26/06/2026

Odaygii Galmudug warkiisii waa cadaystay.

25/06/2026

Form4 iyo Maanta.

25/06/2026

Natiijo fiican ayay idin rajeynayaan bahda

25/06/2026

Muuqaal Cajiib ah iyo Jawiga Mogadishu!

DEGDEG” Sacdiyo Bajaaj ayaa lagu xakumay Sadax sana oo xarig ah kadib markii lagu soo gaba gabeeyay kiiskeeda Maxkamada ...
25/06/2026

DEGDEG” Sacdiyo Bajaaj ayaa lagu xakumay Sadax sana oo xarig ah kadib markii lagu soo gaba gabeeyay kiiskeeda Maxkamada Gobalka Banaadir .

Laba bil oo ay xirneed ugu danbeeyn kiiskeeda maanta ayaa la soo afjaray.

Dacwad iyo olole culus ayaa ka socda gudaha caasimadda Maraykanka ee Washington, taas oo ku saabsan Madaxweynaha Soomaal...
25/06/2026

Dacwad iyo olole culus ayaa ka socda gudaha caasimadda Maraykanka ee Washington, taas oo ku saabsan Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo lagu eedeyey musuqmaasuq iyo ku tagri-fal awoodeed.

Arrintan waxaa si xooggan uga shaqeynaya Xildhibaanno ka tirsan Dowladda Federaalka iyo khubaro caalami ah oo ku caan baxday ololeyaasha siyaasadda ee Maraykanka.

Stryk Global Diplomacy oo bilowday dacwaddan ayaa sheegtay in Madaxweynaha Soomaaliya iyo qoyskiisu ay ku lug leeyihiin fadeexadda weyn ee musuqmaasuqa Minesota oo Soomaali badan loo xirxiray.

Tallabadan ayaa ku soo aaday xilli ay kacsan tahay xaaladda soomaaliya, caasimadda Muqdisho ay ka dhaceen is hor imaadyo hubaysan, laguna muran san yahay sharciyadda Madaxwayne Xasan Sheekh iyo doorashada dalka, waxa ayna saameyn doontaa doodaha beesha Caalamka ee haatan ka socda dalka.

Robert Stryk, oo ah siyaasi iyo la-taliye fadhigiisu yahay Washington, kuna soo guulaystay dacwado badan oo la xiriira ku takri-falka awoodda iyo musuqa, madaxna ka ah Stryk Global Diplomacy, ayaa ugu baaqay Madaxweynaha wakhtigiisu dhammaaday ee Xasan sheekh in uu iscasilo.

XOG: Dowladda Kenya ayaa diiday codsi ka yimid Xasan Sheekh oo ka dhan ah Madaxweynihii KGS ee Baydhabo laga saaray Cabd...
25/06/2026

XOG: Dowladda Kenya ayaa diiday codsi ka yimid Xasan Sheekh oo ka dhan ah Madaxweynihii KGS ee Baydhabo laga saaray Cabdicasiis Laftagareen.

Sida ay noo xaqiijiyeen ilaha sirdoonka, Xasan Sheekh ayaa Madaxweyne Ruto ka codsaday inuu dalkiisa ka saaro Cabdicasiis Laftagareen, ama loo soo musaafuriyo dhanka Soomaaliya.

Laftagareen iyo qoyskiisa waxay ku nool yihiin Nairobi.

Madaxweynaha Kenya ayaa sheegay in dalkiisu yahay meel ammaan ah, oo dad kala aragti duwan ku nool yihiin, Soomaaliduna ay maalgashi ku sameysteen, sidaa darteedna aanu dooneyn in Kenya ay noqoto meel siyaasiyiinta lagu beegsado.

Dalabaadka noocaan ah ma aha markii ugu horreysay ee maamulka Xasan ee Muqdisho ay kasoo baxaan.

Address

Eastleigh
Mogadishu
254

Opening Hours

Monday 06:00 - 18:00
Tuesday 06:00 - 18:00
Wednesday 06:00 - 05:59
Thursday 06:00 - 23:59

Telephone

+252618100799

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Swift Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Swift Media:

Shortcuts

Share