18/08/2026
Salaadda u oog si joogto ah labada daraf ee maalinta subax iyo galab iyo qayb ka mid ah habeenka
Runtii camalada wanaagsan waxay tirtiraan dambiyada taasina waa waano u ah kuwa alle xasuusta oo wax ku cibra qaata