Warfaa

Warfaa Boggan Wuxuu idinla Wadaagayaa
Wararka, Dhacdooyinka iyo Warbixinnada
Ugu Muhiimsan Gudaha Soomaaliya iyo Dunidaba.

 : Dowladaha Poland iyo Taliyaaniga Ayaa Shacabkooda ku Amray Inay Si Degdeg ah Ugu Soo Baxan Gudaha Iran.
14/01/2026

: Dowladaha Poland iyo Taliyaaniga Ayaa Shacabkooda ku Amray Inay Si Degdeg ah Ugu Soo Baxan Gudaha Iran.

 : 24 Saac Ee Soo Socota Ayaa La filaya In Trump Uu Weerar Ku Qaado Gudaha Iran Ku dhawaad Mareykanka Ayaa U Calamadeesa...
14/01/2026

: 24 Saac Ee Soo Socota Ayaa La filaya In Trump Uu Weerar Ku Qaado Gudaha Iran Ku dhawaad Mareykanka Ayaa U Calamadeesan 50 Xarumood Oo Military Ah Waxaana Kamid Ah Head-Quarter ka IRGC’s

 : ciidanka Maraykanka Ayaa lagu amray inay ka baxaan saldhigga Al Udeid ee Qatar maanta, kaas oo ah saldhigga ugu weyn ...
14/01/2026

: ciidanka Maraykanka Ayaa lagu amray inay ka baxaan saldhigga Al Udeid ee Qatar maanta, kaas oo ah saldhigga ugu weyn ee Maraykanku ku leeyahay Bariga Dhexe kana martigeliya ku dhowaad 10,000 askari, iyadoo aan weli la bixin sharaxaad rasmi ah, balse tallaabo sidan u weyn loo arko mid muujinaysa xaalad amni ama istaraatiijiyadeed oo halis ah oo soo food saartay gobolka.

 : Iran ayaa digniin u dirtay dalalka Uu Maraykanku ku leeyahay Saldhigyo Military Ee Ku Yaala Bariga Dhexe, iyada oo u ...
14/01/2026

: Iran ayaa digniin u dirtay dalalka Uu Maraykanku ku leeyahay Saldhigyo Military Ee Ku Yaala Bariga Dhexe, iyada oo u sheegtay in ay weerari doonto saldhigyadii Military ee Maraykanka ku leeyahay dhulkeeda haddii Washington ay weerar ku qaado Iran, sida ay saraakiil Iran ah u sheegeen Reuters, taasoo ka dhalatay xiisad sare oo u dhaxaysa labada dal.

 : Dowlada India Ayaa Shacabkeeda Amartay Inay Si Dhaqsi Ah Ugu Baxan Gudaha Iran Kadib Filasho La Qabo Saacadaha Soo So...
14/01/2026

: Dowlada India Ayaa Shacabkeeda Amartay Inay Si Dhaqsi Ah Ugu Baxan Gudaha Iran Kadib Filasho La Qabo Saacadaha Soo Socda In Mareykanka Uu Weerar Ka geysto Gudaha Iran.

 : Ururka Hamaas Ayaa La Faliyaa In Uu Hogaamiyo Cusub Doortan Dhamaadka Bisha Dambe Kadib Markii Ay Isre11L Dishay Hoga...
14/01/2026

: Ururka Hamaas Ayaa La Faliyaa In Uu Hogaamiyo Cusub Doortan Dhamaadka Bisha Dambe Kadib Markii Ay Isre11L Dishay Hogaamiyihi Ururkas Yahye Sinwar 2024 tii.

 : Kadib Go’aankii Kasoo baxay Dowlada Federaalka Soomaaliya Diyaarad Nooca Xamuulka Ah Oo Sida Hub Oo Laga Leeyahay Ima...
14/01/2026

: Kadib Go’aankii Kasoo baxay Dowlada Federaalka Soomaaliya Diyaarad Nooca Xamuulka Ah Oo Sida Hub Oo Laga Leeyahay Imaraatka Carabta Kuna Sii Jeeday Liibiya Ayaa Laga Diiday Inay Isticmaasho Hawada Soomaaliya Iyo Sa’udi Arabiya Taa Badalkeeda Waxay Isticmaashay Hawada Jabuuti.

 : Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Madoobe ayaa si adag u dhaliilay Dowladda Federaalka Soomaaliya, isagoo ku tilmaamay ko...
14/01/2026

: Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Madoobe ayaa si adag u dhaliilay Dowladda Federaalka Soomaaliya, isagoo ku tilmaamay koox qowlaysato ah, isla markaana sheegay in aanu jiri doonin wadahadal ama diblumaasiyad dambe.

Madaxweynaha ayaa sheegay in haddii aan wax hadal ah laga helin Madaxweyne Xasan Sheekh kadib 20-ka bisha, Jubbaland ay qaadan doonto go’aanno adag oo lagu badbaadinayo dalka.

 : Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Madoobe ayaa sheegay in Jubbaland ay si buuxda ugu taagan tahay midnimada iyo wadajirka...
14/01/2026

: Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Madoobe ayaa sheegay in Jubbaland ay si buuxda ugu taagan tahay midnimada iyo wadajirka dalka, isagoo carrabka ku adkeeyay in la ilaalinayo wadajirka ummadda Soomaaliyeed.

Madaxweynaha ayaa fariin toos ah u diray Somaliland, isagoo yiri: “Halka aad aadeen idin k**a jirto,” taasoo uu ku muujiyay diidmada gooni-goosadka iyo ku adkeysiga midnimada Soomaaliya.

14/01/2026

Muuqaalkan Ayaa Baraha Bulshada Qabsaday Kadib Marka Uu Madaxweynaha Masar, Abdel Fattah al-Sisi, Oo si toos ah ugu tilmaamay Soomaaliya “dal fashilmay” isagoo Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, hortiisa Taagan Yahay, una adeegsaday tusaale digniin ah oo uu shacabka Masar uga digayo halista xasillooni-darrada, isagoo xusay in Soomaaliya ay in ka badan 30 sano la daalaa-dhacaysay maamul wax ku ool ah iyo dowladnimo tabar-darran.

 : Sacuudi Carabiya ayaa Washington u sheegtay inaysan oggolaan doonin in ciidanka Mareykanka ay adeegsadaan hawada Sacu...
14/01/2026

: Sacuudi Carabiya ayaa Washington u sheegtay inaysan oggolaan doonin in ciidanka Mareykanka ay adeegsadaan hawada Sacuudi Arabia si ay weerar milateri ugu fuliyaan Iiraan

 : Sida Ay Ilaha Wararka Qaar Sheegayan Mas’uuliyiin Isre11L iyo Carab Isugu Jirta ayaa si hoose ugu boorriyay maamulka ...
14/01/2026

: Sida Ay Ilaha Wararka Qaar Sheegayan Mas’uuliyiin Isre11L iyo Carab Isugu Jirta ayaa si hoose ugu boorriyay maamulka Trump in dib loo dhigo weerarro ballaaran oo militari oo Mareykanku ku qaado Iiraan, iyagoo ku dooday in taliska Iiraan uusan weli ku jirin xaalad daciifnimo ku filan oo go’aamin karta natiijada, isla markaana weerarro degdeg ah ay keeni karaan in shacabka Iiraan ay garab istaagaan dowladda halkii ay taageeri lahaayeen mucaaradka.

Address

Nairobi
Kilimani
00100

Telephone

+252621609989

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Warfaa posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Warfaa:

Share

Category