North Eastern TV

North Eastern TV Information and Engagement 24/7 On News. Politics. Entertainment. Religion and other Trending issues

"labo sano aan wada soconay oo xiriir jeceel naga dhexeeyay walaasheey Sucdi, waxaan maanta ogaaday in berri aroosi doon...
23/05/2025

"labo sano aan wada soconay oo xiriir jeceel naga dhexeeyay walaasheey Sucdi, waxaan maanta ogaaday in berri aroosi doonto. mar naba hal s***n k**a shakin intaan wada soconay.

shalay ayaa igu danbeysay oo ay itiri alaab iisoo qaat markaas ima dareensiinin inay ku jirto diyaar garoowga arooskeeda. afar saac kadib ayay ila soo hadashay kadib taleefanka igu damisay intaas kadib qoraal dheer oo murugo ah oo aan waligey arkin ayay iisoo dirtay.

walaashey Sucdi maadaama nafteyda ay qiyaantay waxaa u rajeynaa mustaqbal wanaagsan"

sidaas waxaa yiri wiilkaan dhalinyarada ah oo wajigiisa murugo ka muuqatay.

05/11/2024

Mashaa Allah 🥰 Amazing

03/06/2024

Arooryo suuban.

02/06/2024

Shimbirahani waxay kanasiib badanyihiin 120million ee itobiya kunool.

Address

Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when North Eastern TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share