24/03/2025
Maxaa lagu haystaa sheikh Abdimalik muse caldoon?
Markii h**e Somaliland ama maamulka waqooyi waxay ku haysteen in uu yahay nin aminsan waxa ay ugu yeraan midnimo dhimatay, markii intas darted loo xiray waxuu ka gaabsaday wax badan oo uu ka hadli jiray kadib maxaa dhacay?
Waxuu markii danbe bilaway baadhitan isaga u gaar ah oo ku daba galay school gaar loo leyahay oo kajiray gudaha casimada somaliland ee hargaysa, badhitankisa kadib waxuu dadka somaliyed gaaar ahaan somaliland uu la wadagay in schoolka ABAARSO ay ka socdan wax diinta islamka lid ku ah, isla markas-na ay dagal wayn la galeen dadkii school-ka maamulka ka ahaa iyo xukumadii talada haysay ee uu hogaminayay MW. Muse bixi cabdi.
Mar kale waxaa lagu haystaa in uu yiri Ethiopia waa cadow soo jireen ah, iyo in uu qadiyada ree falastin uu tageeray.
Adiga sidee kula tahay? Maxaa lagu haystaa? Waa maxay sababta ka danbaysa in khawarij lagu Shanbadeeyo samma-falaha ugu wanagsanaa geyiga somaliyed oo dhan.