Dini Darwiish

Dini Darwiish USERNAME👇
DINIDARWISH1
(1)

23/08/2026

Dagaalka udhaxeeya beeesha ciise iyo argagixsada somali diidka ah ee Waqooyi galbeed Iyo dhib ka ay geysteen gooni gosatadu ayaan live ku falanqaynaya lasoco mardhaw

23/08/2026

Argagixisada pudhcad badeeda ah ee puntuland ka dilaacdey Falanqayn dheer gooordhaw Isha ku hay halkaan 👀👀

23/08/2026

Haddi madaxda sare maqan tahay dowlladu nadaam iyo dowlad dadagsan ayay ledahay waqoyi bari marka horaa looosoconayaa.

Dalka way kamaqan yihiin iyo dhamaan toood war bal sheikh adan wali usii dhipa talada
23/08/2026

Dalka way kamaqan yihiin iyo dhamaan toood war bal sheikh adan wali usii dhipa talada

Hassan Sheikh Mohamud 😀jambal kiibu fahmay Waqooyi bari iyo puntuland ayuuu isku halmaamul ka dhigay😀 Macnaha garoowee g...
23/08/2026

Hassan Sheikh Mohamud 😀jambal kiibu fahmay Waqooyi bari iyo puntuland ayuuu isku halmaamul ka dhigay😀
Macnaha garoowee galkacyo Iyo boosaso laaskii barakeys naaba laga xukumaa mia
War puntuland Waa maamul yaroo meesha anu ku ilaalino Fadlan waxooda doono mayno naga daah mid baaso deni ladhoho ayaa utalia meeshina karamada ka qadey marka Jambal Nooo odey xasanow😀

Duqeymp ayaa lpo geystay shixnad Budhcad badeed Saarnayd xebeaha puntuland Sidoo kale dalka duqeyay lama shegin hase aha...
23/08/2026

Duqeymp ayaa lpo geystay shixnad Budhcad badeed Saarnayd xebeaha puntuland Sidoo kale dalka duqeyay lama shegin hase ahaato degan ka Lagu duqeyay shixnadan Ayaa lasheegay in qolo budhcad badeed ahi ay Keeneen markab cameroon laga leeuabay ooo la yidhaahdo Latuf oo yurkyga urarnaaa
Hase ahaato geerida dadka Dhintau ayaa ahaa 7 ruuuux

Sidoo kale deganada puntuland aya budhcad badeeediii kusooo badaneysaa marba marka kadambeysa

23/08/2026

Budhcad badeeda Puntuland Ooo soo badanaysa xadkana Kasii baxaysa iyo faraha xogo kale oo Dheeri ah oo an u wacneyn Puntuland ayaa soo baxaya

Kiii lahaysta ha ahaaa Ee ina   ama ooyaye saad utaqanan oo waxan arkayay Reer waqooyi bari Wax ka sheeg Sheegaya 😀😀  Ba...
23/08/2026

Kiii lahaysta ha ahaaa Ee ina ama ooyaye saad utaqanan oo waxan arkayay Reer waqooyi bari Wax ka sheeg Sheegaya 😀😀
Bal ninka isaga iyo dadkuu kasoo jeday iyo deeganadiiisiiba Wiil asagiis ah max buus u ah oo donaya inuuu wax naga shego kawrn ina abiibow haddi ad darajo leedahy Inadertaa oo boorama ka dhex oyaysa Suudh mad xidhnaateeen Ninkii inta ku dhirbaaxy Bac madaxa kuu galiyay Kadibna Ku yidhi ii jaas maanta hoosta kagamad jirteen Talo iga qaado Reerkiini iyo Degan kii ni baa Dulman ee xal uraadi

22/08/2026

Muuuuqaalku WAAA (AI) anigaaana Baadhay markka Horey haloooo socdo yaaan Lagu mashhquuulin

Fihima Yusuf Quje Horgalba ha ahaato ooo gooni goosato Hanoqoteee Muqaalka baraha bulashada wareegaya Ee an Arkey Dadkun...
22/08/2026

Fihima Yusuf Quje Horgalba ha ahaato ooo gooni goosato Hanoqoteee Muqaalka baraha bulashada wareegaya Ee an Arkey Dadkuna Wareejinayaaan waa fake wana AI marka Horaaa losoconayaa Hainagu mashquulinina hablaha ceeebtooooda danihiina Karaacda Habalaha Ceeebtooodana Faafin Toooda Ama radin Tooda dhaqan umalihin hase ahaato wqxa jira Muqaalo AI ah oo Dadka laga faafiyo

Address

EASTLEIGH NAIROBI KENYA 17STREET
Nairobi
00610

Telephone

+254793890091

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dini Darwiish posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share