Qoorgab 24 TV

Qoorgab 24 TV Independent Media for an Independent Voice. journalisam

01/03/2026
  Flydubai waxay ku biirtay Ethiopian Airlines oo iska indhatiraysa sharciga e‑Visa Mar dambee lama Maqali doono E VisaS...
02/11/2025

Flydubai waxay ku biirtay Ethiopian Airlines oo iska indhatiraysa sharciga e‑Visa Mar dambee lama Maqali doono E Visa

Siday ay Soo Saartay Hay,aada Duulimayaada ee Fly Dubai

tan iyo Bishi September iyo October Waxaa jiray Culusay dhanka Evisa oo Dawlaada Somalia ay Soo sartay in kasto ay Somaliland Ay Sheegtay in aysan Quujeysan ariinkas

balse ugu Dambeeyj Shiraadaha Diyaaraadaha ee Fly Dubai ayaa ogalaatay Shacabka Somaliland ay EVise la waydiin karin ay tahay Labaa Dawlaad Somaliland iyo Somalia

Xukumaada Somailand ayaa sheegtay in ariinkas u yahay mid Shacabka Somaliland laga raali galinayo wiixi h**e u dhacay
Ethioan Airlines ayaa h**e u qaatay in aanay Shacabka Somaliland ka raabin wax Evisa taasi oo Toos ah u qaadi doonto qof kasto reer Somalilander ah oo aan loga Bahane E VIZA

Madaxweynaha h**e ee Kenya, Uhuru Kenyatta, ayaa xaqiijiyey inuu sannadkii la soo dhaafay lagu ogaaday inuu qabo kansar ...
02/11/2025

Madaxweynaha h**e ee Kenya, Uhuru Kenyatta, ayaa xaqiijiyey inuu sannadkii la soo dhaafay lagu ogaaday inuu qabo kansar

Uhuru si furan ayuu uga hadlay inuu cudurka la tacaalayay sannadkii la soo dhaafay. Wuxuu cudurka ku tilmaamay “bahal” uu la dagaallamayo isaga oo

adeegsanaya adkaysi, iimaan, iyo taageerada dadka uu jecel yahay, isla markaana dadka kale ee la

tacaalaya xaalado la mid ah wuxuu ku dhiirrigeliyey inay rajo yeeshaan

Urura kenyanta ayaa Shacabka kenya ugu baaqay in ay Si weyn ugu Soo duceyan..

Madaxweynaha Kenya, William Ruto wuxuu dhalinyarada u sheegay:“Waxaan rabaa inaan dhalinyarada ku dhiirrigeliyo in ay gu...
02/11/2025

Madaxweynaha Kenya, William
Ruto wuxuu dhalinyarada u sheegay:

“Waxaan rabaa inaan dhalinyarada ku dhiirrigeliyo in ay guursadaan. Waa muhiim inaad heshaan qoys. Dad badan ayaa ka Carara

mas’uuliyadda Qof walba ha noqdo mid mas’uul ka ah noloshiisa. Haddii aad tahay nin dhabta ah, waa inaad noqotaa mid mas’uul ka ah. Haweeneyda aad jeceshahay, guursato; haddii kale, ha waayin waqtiga dadka kale.”

Waxaa uu ku booriyey dhalinyarada Kenya in ay joojiyaan waqtiga luminta iyo ka fogaanshaha mas’uuliyadda guurka, isla markaana ay qaataan go’aan masuuliy

hadalkan ayu ka Sheegay Rutto Xalfaad aroos oo dhacay Degaanka Trans Nzoia ee dalka kenya

Address

Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qoorgab 24 TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category