Walhad Media

Walhad Media Independent Media for an Independent Voice. journalisam

Somaliland Miyey passport U Gaar Ah Lahayd Waxii ka H**eeyey 1960 kii Miyuu Se Jiray Dalal Ay ku Gali Jireen Vasa La. Aa...
03/09/2025

Somaliland Miyey passport U Gaar Ah Lahayd Waxii ka H**eeyey 1960 kii Miyuu Se Jiray Dalal Ay ku Gali Jireen Vasa La. Aan............
Inta Badan Waxa Jira Somali Badan oo Dafirta Waxa Ay Ahaan Jirtay Somaliland Ka Hor 1960 kii Balse Waxaa Taas Ka Wacan Iyadoo oo Loo Qiiro Waxay H**e U Ahayd Iyo Rabitaankii Ay Ku Keenen Midnimadii labada Somali Ka Dib Na Qofka Midnimado Rabaa Si Walaaltinimo Iyo isu Xiiskii 1960 kii Oo Kale Ku Raadiyo

Somaliland 1960 kii Ka Hor Waxay Lahayd Somaliland protectorate Passport Waxana Passportiga visa La. Aan lagu Gali Jiray Wadamada Xubnaha Ka Ah Ururka Common Wealth tiga oo Ahaa Sidan

Antigua and Barbuda
Australia
Bangladesh
Barbados
Belize
Botswana
Brunei
Cameroon
Canada
Dominica
Fiji
Ghana
Grenada
Grenadines
Guyana
India
Jamaica
Kenya
Kiribati
Lesotho
Malawi
Malaysia
Malta*
Mauritius
Mozambique
Namibia
Nauru
New Zealand
Nigeria
Pakistan
Papua New Guinea
Republic of Cyprus*
Rwanda
Samoa
Seychelles
Sierra Leone
Singapore
Solomon Islands
South Africa
Sri Lanka
St Christopher and Nevis
St Lucia
St Vincent and the
Swaziland
The Bahamas
Tonga
Trinidad and Tobago
Tuvalu
Uganda
United Kingdom*
United Republic of Tanzania
Vanuatu
Zambia
Zimbabwe

Somaliland 1960 kii 26 kii June Markii Ingiriis ku Xornimada Siiyey Waxaa Aqoonsaday Markiiba 33 Dawladood Balse Afar maalmood oo Ay Dawlad Ahayd Waxay Iskeed u Dooratay Inay Walaalaheeda Koonfur ku Raacdo Bilaa Shuruud Waxana Markaa Dib Abaal Marin teedi Xaga Caalamka u Noqday In Si Deg Deg Ah Looga Saaro Urururkii Dawladaha Barwaaqo Sooranka Common Wealth Oo Ay ilaa Hada ka Maqan Tahay Iyadoo Ururkaas Ay Xubno Ka Noqdaan Dawladihii Ingiriisku Gumaystay

Passport Kan waa Sharcigii Awoowahay Sheekh Abdikariim Xaji Ducaale walhad oo kamid ahaa Culimadii waawayned ee Kaso Jeeday Gobolka Sanaag waxan uu Ka mid ah Ganacsatadii Gobolka Sanaag Sharcigan wakhtiga wuxuu Ka qaatay Magalad ceergabo Oo markas ahayd Halkuu Kaso Jeeday Sida sharciga Ku xusan wuxuu Ku tegay Dalkal duwan Sida "Yaman" waxan uu ah Baayac mushtari" Awoowe Alhe Hawnaxariiste Wuxuu kamid ah Culimadii Soo sartay dad badan oo Xaafidul quraan ah Hadan kunol Gobolka Sanaag

Midnimadu Waxay ku Timi is Jacayl iyo Walaal Timo Hadana Waxa Lagu Heli Karaa Sidii un. Is Nacayb is Xaasid Is Caayid Kuma Timaado Midnimo.

Wariye mustaphe walhad.

31/05/2025

Bancade waa Banka ugu wayn Somaliland.

27/05/2025

Maayiradii Ceerigaabo soo maray 1930 ilaa 2022

1- Anthony marian ali ( 1930 -- 1965 ) wuxu ahaa maayirkii ugu horeeyay ee ceerigaabo ee biyaha riiga macaan geliyay ceerigaabo, dhisida dugsiga dayaxa, samaynta town plankii ugu horeeyay ee ceerigaabo iyo dhisida beerta xuriyada ceerigaabo ee nuura oo ugu magac daray nuura machael mariano ali uu adeer u ahaa ( habar jeclo | muuse abokor | uduruxmiin )

2- Michael mariano ali ( 1965 ---- 1972 ) anthony mariano ali walaalkii (habar jeclo | muuse abokor | uduruxmiin )

3- Cali yuusuf aw cabdi (1972 --- 1976 (warsangeli | nuux cumar)

4- cabdilaahi diiriye cismaan (1976 --- 1981) (dhulbahante | naaleye axmed)

5- saalax xaaji xasan (1981 - 1988) (habar jeclo | muuse abokor | bahsanbuur)

6- xasan badhaafe (1988 --- 1990) (garxajis | habar yoonis | muuse ismaciil)

7- Jaamac ismaciil xasan (1990 -- 1994) (habar jeclo | muuse abokor | bahsanbuur)

8- yasiin mire axmed (1994 --1998) ( garxajis | habar yoonis | muuse ismaciil)

9- Xasan xayir (1998 ---- 2002) (Habar jeclo | muuse abokor | uduruxmiin )
10- ismaciil xaaji nuur (2003 --- 2023) (garxajis | Habar yoonis | muuse ismaciil)

26/05/2025

Madaxwaynah 7aad ee Somaliland .

Maayarkii u horeeyay ee Ceerigaabo yeelato Anthony mariano Ali 1930-1965kii Michael Mariano Ali walaalkii wuxuu Ceerigaa...
25/05/2025

Maayarkii u horeeyay ee Ceerigaabo yeelato Anthony mariano Ali 1930-1965kii Michael Mariano Ali walaalkii wuxuu Ceerigaabo & sanaag ba kaga tegay raadad waawayn, oo ilaa hada la manaafacaadsanayo sida Riiga Wayn ee Biyaha macaan magaalada oo dhana waraabiya, Town Planka Magaalada oo uu u sameeyay qaab cajiiba, Beerta Xuriyada ee Nuura oo uu hirgeliyay uguna magacdaray Inanta uu adeerka u ahaa Nuuriina Michael Mariano, Iskuulka Boarding ka dayaxa, Cisbitaalka Guud ee Ceerigaabo, Iskuulada Ceerigaabo ku yaala. Anthony wuxuu ka soo jeeda Beesha Habarjeclo aduruxmiin muuse.

Wlhi Sawir ka quruxbadan maanta maan arkin Walaltinimo ❤❤❤.Habarjeclo waa Quruxda Qarnka Somaliland.
18/05/2025

Wlhi Sawir ka quruxbadan maanta maan arkin Walaltinimo ❤❤❤.

Habarjeclo waa Quruxda Qarnka Somaliland.

Reerki Xukumad waakuwa halkaa marinay Dalkii Badbaadu ubaahan yaha wlhi.
12/05/2025

Reerki Xukumad waakuwa halkaa marinay Dalkii Badbaadu ubaahan yaha wlhi.

Address

Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Walhad Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Featured

Share

Category