Khaalid Caalam

Khaalid Caalam Noloshu waa Tacab

Tirada Dadka Borama
13/08/2026

Tirada Dadka Borama

Gobol 92 Arday sanadkii kasoo baxaan ma Jaamacad buu u baahan yahay mise Dugsi sare? Hawd oo kaliya maaha xataa Daadmadh...
06/08/2026

Gobol 92 Arday sanadkii kasoo baxaan ma Jaamacad buu u baahan yahay mise Dugsi sare? Hawd oo kaliya maaha xataa Daadmadheedh Jaamacad baa laga hadal hayey.

Warbixin Wasaaradda Waxbarashadu dhawaan bixisay waxay ku sheegtay in Somaliland ay 80 kun oo arday sannadkii Dugsiyada sare kasoo baxaan, halka dhawr iyo lixdan Jaamacadoodna ku yaalaan. Maxaa talo ah?
?

06/08/2026

Waa Diyaar Bangigii la wada lahaa ee dadka ufurna.

Guddoomiyaha Baanka dhexe ee JSL Cabdnaasir Axmed Xirsi ayaa maanta booqasho ku soo maray Xarunta weyn ee Wadaag Bank, halkaas oo uu kusoo kormeeray hawlaha bangigu ee socda isla sidoo kalana ku bogaadiyey bangiga adeegyada gaarka ah ee uu diyaariyey.

Cabdirashiid Baaxeer Gudoomiyaha BOD-ka ee Wadaag Bank iyo Maareeyaha Guud ee bangiga Cabdiraxmaan Muuse Cabdi ayaa bulshada ugu bushaareeyay in bangigu uu hadda si rasmi ah u furanyahay.

Waa Diyaar Bangigii la wada lahaa ee dadka ufurna.Guddoomiyaha Baanka dhexe ee JSL Cabdnaasir Axmed Xirsi ayaa maanta bo...
06/08/2026

Waa Diyaar Bangigii la wada lahaa ee dadka ufurna.

Guddoomiyaha Baanka dhexe ee JSL Cabdnaasir Axmed Xirsi ayaa maanta booqasho ku soo maray Xarunta weyn ee Wadaag Bank, halkaas oo uu kusoo kormeeray hawlaha bangigu ee socda isla sidoo kalana ku bogaadiyey bangiga adeegyada gaarka ah ee uu diyaariyey.

Cabdirashiid Baaxeer Gudoomiyaha BOD-ka ee Wadaag Bank iyo Maareeyaha Guud ee bangiga Cabdiraxmaan Muuse Cabdi ayaa bulshada ugu bushaareeyay in bangigu uu hadda si rasmi ah u furanyahay.

Yabboohii Xisbiga Waddanina Waa la Sugaya
30/07/2026

Yabboohii Xisbiga Waddanina Waa la Sugaya

Dhawaan, Qabanqaabo iyo diyaargaraw.
29/07/2026

Dhawaan, Qabanqaabo iyo diyaargaraw.

HABAAR XAQ AH. “Dadka Kelyuhu fadhiisteen ee cisbitaalka guud ee Hargeysa ka cabanaya xaqoodii dadka baabuurta cadcad iy...
29/07/2026

HABAAR XAQ AH.

“Dadka Kelyuhu fadhiisteen ee cisbitaalka guud ee Hargeysa ka cabanaya xaqoodii dadka baabuurta cadcad iyo guryaha G+1-ka wata ayaa cunaya.
Insha Allaah Ilaahay waxaan ka baryeynaa in ay kuwaasi kusoo biiraan iyaga”

Abwaan Yuusuf Shaacir, oo la darreen noqday dadkii saaka Dibad baxa sameeyay ee ka cabbanayay Cusbitaalka Hargeysa. Mid kamid ah ayaa yidhi; "Bal kawarama hadii laydin dhaho Suuli ma gali kartaa? Dadka kelyaha loo dhaqo waa sidaas oo kale. "

Annaguna Amiin baanu leenahay.

11/07/2026

Gabadh dhalin yaro ah ayaa Mindi lagu dilay xaafada Qunyar dega ee Hargeisa.

Cumar Sayid oo yidhi Dhulkii dantaguud ee aanu iibinay intii yarayd ee ka hadhsanayd ayey Xukuumaddu iibinaysa. Hadda wa...
10/07/2026

Cumar Sayid oo yidhi Dhulkii dantaguud ee aanu iibinay intii yarayd ee ka hadhsanayd ayey Xukuumaddu iibinaysa.

Hadda waa kooxdii shalay uun xukunka hoogtay. Somaliland siyaasiyiintu shacabka k**a xishoodaan.

09/07/2026

Gudoomiye Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa macasalaamaynaya Gudoonka Golaha Guurtida, sida xoguhu sheegayaan.

Address

Nairobi
00610

Telephone

+16129865124

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Khaalid Caalam posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share