DAL IFIYE

DAL IFIYE Waxaan soo gudbinaa Taariikhda, Bilicda, Horumarka iyo Wax-soosarka Bulshada. Socdaalada DAL-IFIYE waxaad ka baran kartaa dad iyo Deegaan.

30/08/2026

Deegaanada Soomaalida kuwo ugu quruxda badan ayaan halkan ku yaala.

30/08/2026

Farxada noloshu waa inaad hesho ubad.
Marwo Fertility Center waa xarunta rajada qoyska.

27/08/2026

Gurre-Dhaamoole: Magaalo iyo Gobol barwaaqo ah.

25/08/2026

Nidaamkii Soomaalidu guryaha u dhisan jirtay waa la casriyeeyey. Waxaad arki Tuulo yar oo laga dhisayo guryo dhagaxa iyo Geedo gacaaran. DaruSalaam, Wajir South, Kenya.

Guddoomiyaha Mercy Humanitarian Organization (MHO)Sheikh Mohamed Issack Ibrahim, ayaa ka qayb galay DIHAD 2026, oo ka mi...
25/08/2026

Guddoomiyaha Mercy Humanitarian Organization (MHO)
Sheikh Mohamed Issack Ibrahim, ayaa ka qayb galay DIHAD 2026, oo ka mid ah shirarka caalamiga ah ee muhiimka u ah gargaarka bani’aadantinimada iyo horumarinta, laguna qabtay Dubai World Trade Centre.

Ka qaybgalka DIHAD 2026 wuxuu fursad muhiim ah u ahaa Guddoomiyaha MHO inuu kula kulmo hay’ado, khubaro iyo ururro caalami ah oo ka shaqeeya arrimaha bani’aadantinimada, isla markaana uu la wadaago shaqada iyo baahiyaha bulshada ay MHO u adeegto.

MHO waxay aaminsan tahay in ka qaybgalka shirarka caalamiga ah sida DIHAD uu xoojinayo xiriirrada, aqoonta iyo iskaashiga hay’adaha bani’aadantinimo, taas oo horseedi karta fursado wax ku ool ah oo bulshada loogu adeego.

25/08/2026

Gurigan Wesland Nairobi ayuu ku yaalaa.
Prime Brick Developer's ayaa dhistay.

24/08/2026

Magaalada DaruSalaam ee Koonfurta Wajeer.

22/08/2026

Garrisa maanta waxay u ahayd maalin Taariikhi ah.

22/08/2026

Magaalada Garrisa maanta waxaa lagu ansixinay Musharnimada Abdul Haji oo u taagan Barasaabka ismaamulka Garrisa.

22/08/2026

Muuqaalkii aan ka duubay Jigjiga reer Garris waxay dhaheen waa "Ai". Sideen ugu qanciyaa reer Garris in Jigjiga sidan loo dhisay?.

Address

Nairobi

Telephone

+252619726666

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DAL IFIYE posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to DAL IFIYE:

Shortcuts

Share