Abdisalan Haaji Daahir

Abdisalan Haaji Daahir Waxaan ahay qof xiiseeya arrimaha siyaasadda, dhaqanka, ciyaaraha iyo bulshada

29/05/2025

Mujrim cali dheere iyo beegsiga uu ku Hayay saxaafada!😭

13/05/2025

Laba duuliye oo Soomaaliyeed ayaa sanadkii 1987 la baxsaday diyaarad ay ka kaxeeyeen Kismaayo, kuna degay gudaha Kenya. Arrintan ayaa dhacday xilligii dowladdii kacaanka uu hogaaminayay Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre.

11/05/2025

Hurdo jiifsan mayno dhegta qoriga Noo suran 🇸🇴💪🏼

05/05/2025

Hoggaamiye Abdirahman Abdishakuur oo si kulul u dhaliilay Siyaasadda Madaxweynaha, Waxa uu sheegay halkii Madaxweynaha xal iyo dad isku keenis uu ka sugay in Magacii Xisbiga ka dhacay!

03/05/2025

Khawaarij waa niman ilaahay ka furtay laakiin waxaa ka reyn kara nin ilaahay ku xiran”. Taliyaha ciidanka lugta.

29/04/2025

Maxaad iiga qariseen Alaabtaan 😁😁

19/04/2025

Guul ciidankeena qaranka Insha Allah khawaarij waa laga adkaanyaa guul SNA

18/04/2025

Xalane waa meesha ugu weyn ee buunbuunin logu sameeyo Khawaarijta dalka anagaa leh ee halala xisaabtamo

09/04/2025

Maalin kadib qabashada deegaanka aboorey neecaawda dowladnimada ayaa laga dareemayaa

07/04/2025

“Dhaqaajiya dhiigga dhallinyaradaay, dhulkeenna Khawaarij kasoo dhiciyaay”.

03/04/2025

Dagaalka Hada Soomaaliya Kasocdo Ma Jihaad baa??? Sheekh Shibli!!!

Address

Nairobi

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdisalan Haaji Daahir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdisalan Haaji Daahir:

Share