Rashka Barre

Rashka Barre Kanaalka Rashka Barre waa Kanaalka kaliya ee ka hadla Xayawaanada.

بِسْمِ اللهِ الرَّحْمٰنِ الرَّحِيْمِ
Rashka Barre, whose real name is Abdirashid Barre, is a documentary narrator and graphic designer. He is also a multi-award-winning journalist and has a YouTube channel with over 700,000 subscribers that focuses on animals, wildlife, nature, and documentaries
Kanaalkan waa Kanaal ka hadla Duurjoogta iyo dhammaan Xayawaanada guud waana kanaalkii ugu horreeyey a

hna kanaalka kaliya ee Soomaalida hadda ka hadla Xayaawanada oo Af-Soomaali ah, waxaa sidoo kale loogu talagalay in ay Umadda Soomaaliyeed ee daafaha Caalamka ku nool ka faa’ideystaan wax badan oo ku saabsan nolosha Duurjoogta iyo Xayawaanada. This channel is all about Wildlife Documentaries in general, it's also the first and only Somali Channel that currently uploads wildlife animals that are narrated into the Somali language, it is made to benefit and educate all Somali communities around the world.

Waa dhow nahay
14/04/2026

Waa dhow nahay

11/04/2026

Waxaan la kulmay maanta!!!

https://youtu.be/s34y_2XAIT0Asc, asxaabta jimca wanaagsan waxaan furay kanaal kale oo ka duwan xayawaanada ahna personal...
10/04/2026

https://youtu.be/s34y_2XAIT0
Asc, asxaabta jimca wanaagsan waxaan furay kanaal kale oo ka duwan xayawaanada ahna personal, waxaase isoo gaartay hambalyada Youtube oo ah inaan gaaray 10 subscribers ha ha ha ha ha ha. waxaan ii dhiman hambalyadiina kusoo dhawaada.

31/03/2026

Alxamdulillah, waan ka soo laabtay Cumrada 🤍
Runtii aad ayaan idiin ku xiisay dhammaantiin. Intii aan maqnaa, waxaan si dhab ah u dareemay qiimaha taageeradiinna. Fariin kasta, daawasho kasta, iyo kalgacayl kasta aad ii muujiseen aad ayaan idin kugu mahadcelinayaa.
Waad ku mahadsan tihiin inaad mar walba i garab taagan tihiin.
Mahadsanidiin🙏
Love you ❤️

I've just reached 460K followers! Thank you for continuing support. I could never have made it without each one of you. ...
21/03/2026

I've just reached 460K followers! Thank you for continuing support. I could never have made it without each one of you. 🙏🤗🎉

06/03/2026

06/03/2026

06/03/2026

Xiliga Afurka

27/02/2026
27/02/2026
27/02/2026

Saaxibada qaaliga ah Ramadaan Mubaarak

Address

19 Street, Section 3
Nairobi
00610

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rashka Barre posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share