Abdiaziiz mohamed

🚨🗣️ Morgan Rogers oo ka hadlay Cole Palmer:“Waxaad taas ku aragteen bandhiggiisa… Palmer wuxuu ahaa CIYAARYAHANKA UGU FI...
24/08/2026

🚨🗣️ Morgan Rogers oo ka hadlay Cole Palmer:

“Waxaad taas ku aragteen bandhiggiisa… Palmer wuxuu ahaa CIYAARYAHANKA UGU FIICAN garoonka, farqi weyn ayaana u dhexeeyay.”

“Waa wax fiican inaan dhinacayaga ku haysanno isaga .”

🚨🗣️ Xabi Alonso: “Si aad u guuleysato ciyaaraha aad martida tahay, waa inaad gacmaha duubataa, dagaallantaa oo aad goolk...
24/08/2026

🚨🗣️ Xabi Alonso: “Si aad u guuleysato ciyaaraha aad martida tahay, waa inaad gacmaha duubataa, dagaallantaa oo aad goolkaaga difaacdaa…”

“Tani waa wax ay tahay inaan mustaqbalka sameyno. Laakiin waa maalinteennii ugu horreysay aad ayeey u wanagsanyd .”

🚨🗣️ Xabi Alonso oo ka hadlay weerarkiisa maanta:“Marka ay helaan isku xirnaanta oo ay si fiican isugu xirmaan, waan ogna...
24/08/2026

🚨🗣️ Xabi Alonso oo ka hadlay weerarkiisa maanta:

“Marka ay helaan isku xirnaanta oo ay si fiican isugu xirmaan, waan ognahay inay abuuri karaan fursado badan…”

“Waxay leeyihiin tayadaas. Laakiin ma aha oo kaliya tayo, sidoo kale waxay yihiin koox aad u wanaagsan.”

🚨🗣️ Morgan Rogers oo ka hadlay inuu saaxiibkiis Cole Palmer ay mar wada galaan garoon :“Way fiicnayd. Waa arrin aan mudd...
24/08/2026

🚨🗣️ Morgan Rogers oo ka hadlay inuu saaxiibkiis Cole Palmer ay mar wada galaan garoon :

“Way fiicnayd. Waa arrin aan muddo sugayey .”

“Waxaan h**e ugu wada ciyaarnay xulka qaranka, laakiin inaan kooxda si joogto ah usbuuc walba ugu wada ciyaarno waa ii sharaf.”

🚨🗣️ Morgan Rogers oo ka hadlay Xabi Alonso iyo qaab ciyaareedkiisa:“Weli waxaa jira waddo dheer oo noo harsan; waxaa jir...
24/08/2026

🚨🗣️ Morgan Rogers oo ka hadlay Xabi Alonso iyo qaab ciyaareedkiisa:

“Weli waxaa jira waddo dheer oo noo harsan; waxaa jira waxyaabo aan u baahanahay inaan baranno, laakiin bilowgu waa mid wanaagsan.”

“Waxaan isku daynay inaan hirgelinno sida uu doonayo inuu u ciyaaro, laakiin waa geeddi-socod, waqti ayayna qaadanaysaa, gaar ahaan ciyaartoyda cusub.”

“Laakiin waxaad rabtaa inaad si wanaagsan ku bilowdo oo aad yeelato saldhig fiican, taasna maanta waan sameynay.”

• Wariye: “ ilaa Intee le’eg ayaad diyaar  tahay xilli ciyaareedka cusub?”🚨🗣️ Cole Palmer: “Miyaadan daawan ciyaarta?! W...
24/08/2026

• Wariye: “ ilaa Intee le’eg ayaad diyaar tahay xilli ciyaareedka cusub?”

🚨🗣️ Cole Palmer: “Miyaadan daawan ciyaarta?! Waxaan ahy diyaar , waana GAJAYSANAHAY sanadka !”

Kooxda chelsea ayaa guul ka gaartay kooxda fullham ciyaar an waxba la isu reeban ayeey ahyd inkasto chelsea car so gal c...
24/08/2026

Kooxda chelsea ayaa guul ka gaartay kooxda fullham ciyaar an waxba la isu reeban ayeey ahyd inkasto chelsea car so gal ciyaaraysay lakiin 3dhibcood waa qateen 🔥💥

Fullham ciyaarta waxay ka dhigeen 2:3 GONZALO GARCIA ayaa goalkiisa kowaad u dhaliyey fulhaam fofanayaal waxba ma haysan...
24/08/2026

Fullham ciyaarta waxay ka dhigeen 2:3 GONZALO GARCIA ayaa goalkiisa kowaad u dhaliyey fulhaam fofanayaal waxba ma haysan karaan 🔥💥

Chelsea goalkii 3aad ayeey dhaliyeen cole palmar ayaa shabaqa gaaray 🔥💥
24/08/2026

Chelsea goalkii 3aad ayeey dhaliyeen cole palmar ayaa shabaqa gaaray 🔥💥

HT: Fulham 1-2 Chelsea.Qaybtii h**e ciyaarta chelsea ayaa hogaaminaysa inkasto fullham ay nolasha ku hayso chelsea 💥🔥
24/08/2026

HT: Fulham 1-2 Chelsea.
Qaybtii h**e ciyaarta chelsea ayaa hogaaminaysa inkasto fullham ay nolasha ku hayso chelsea 💥🔥

Address

Nairobi

Telephone

+256790358905

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdiaziiz mohamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdiaziiz mohamed:

Shortcuts

Share