Faras Media

Faras Media Digital Creator

05/08/2026

Waji maleh dumarku

Muqdisho Dagmada warta-nabada ee Muqdisho nin ayaa laamiga geed jecel inta sakiin qaatay Iska jaray xubinta taranka laam...
01/08/2026

Muqdisho Dagmada warta-nabada ee Muqdisho nin ayaa laamiga geed jecel inta sakiin qaatay Iska jaray xubinta taranka laamiga dhexdiisa.

Waana arin cusub oo mucjiso ah. 😳

01/08/2026

WAR CULUS.

Waxaa saaka subaxdii h**e qarxay dagaal saf ballaadhan oo u dhaxeeya Dowladda dhexe iyo Tplf. Dagaalka ugu culus wuxuu ka socda dhanka Wolqeyti, iyo Humera, xuduudka Itoobiya iyo Sudan.

Dagaalka oo aagga Sharaaro ka bilawday ayaa ciidamada Lugta, kuwa cirka iyo qalabka culus ku gaashaman ay ka qayb gallayaan. Itoobiya ayaa adeegsanaya diyaarada dagaalka oo ay kamid yihiin Drones.

28/07/2026

Soo soco siraadeey🤣

27/07/2026

Qabiilka rendiile soomaali miyaa

20/07/2026

Part 2 dahabka

20/07/2026

Calaamadaha lagu garto dhulka dahabka leh .

17/07/2026

Sir deg deg ah

16/07/2026

Single nimadu xanuun waaye🤣🤣

16/07/2026

Waxmatare ha noqon

Address

230
Borama
0000

Telephone

+252634555946

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Faras Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share