06/05/2026
Mention dheh waddamada wadnaha farta ku haya.
Xogta gantaalka Yıldırımhan intercontinental ballistic missile ee lagu soo bandhigay Carwada SAHA 2026 ee Istanbul.
• masaafada: 6,000 km
• xawaaraha: Mach 9–25
• kicinta : 4 matoorle
• shidaalka: Nitrogen Tetroxide (N₂O₄).