Tanaad media

Tanaad media Halkan ka waxaad ka heleysaa Wararkii ugu dambeeyey Somalida iyo Caalamka

25/08/2026

Masha,allh

25/08/2026

Maanta waa maalin wayn, barakana leh ee aan kuwada salino xabiibkeena maxamed SCW.

25/08/2026

Isku day in ad fahanto

Sida aanu mowliidka udhigayno !! Oo aanu urabno inay masaakiintu ay uqadeeyaan !!! Qaabka ay wahaabiyadu rabto comment 1...
25/08/2026

Sida aanu mowliidka udhigayno !! Oo aanu urabno inay masaakiintu ay uqadeeyaan !!!

Qaabka ay wahaabiyadu rabto comment 1aad ka eeg ,Ileen ,maaha dad ogol in wax la isa siiyee

23/08/2026

Waxaan daawaday muuqaal ay soo duubeen niman dhalinyaro ah, waxaana muuqaalka ku arkay wiilkan dhalinyarada ah.

Walaalayaal, waxaan idinka codsanayaa in aan si wadajir ah u raadino wiilkan. Haddii aad taqaanid ama aad garanayso meesha uu joogo

23/08/2026

Xiisad u dhaxeysa shacab iyo ciidamada dowladda ayaa ka taagan xaafado ka tirsan degmada Yaaqshiid ee gobolka Benaadir oo ay burburin ka sameeyeen ciidamada dowladda.

Shacab diidan burburinta dhulka ay deganyihiin iyo ciidamada dowladda ayaa lasoo weriyay in gacal hadal uu dhexmaray iyadoo rasaasta lagu furay shacabka ay sababtay dhimasho iyo dhaawac sida ay sheegeen ilo kamid ah dadka deegaanka.

wixii kusoo kordha halkan kala soco.

23/08/2026

Deg Deg Diyaaradaha Dagaalka F-16 Oo Saakay gaafmer Ka Wadaan Soomaaliya.......seemooe

23/08/2026

DEG DEG: Dhimasho iyo Dhaawac ka dhashay burburin ciidanka dowlada ay ka wadaan xaafada tookiyo dagmada yaaqshiid ee gobolka Banaadir.

23/08/2026

DEG DEG:Banaanbax ka socdo Degmada yaaqshiid

22/08/2026

“Nairobi suuqa anigoo maraaya ayaa Jawaan madaxa la iigeliyay oo Diyaarada qaadka la igu soo qaaday”.

Sheekh Sufyaan Taakeeye.

Address

Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tanaad media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share