Macaane Muqdisho

Macaane Muqdisho in the end, nature will wun

06/11/2025

qurux ku dhiigle "weligey ma shukansan gabar balwad leh, adina gabarey waxba kuma qaban karo nin balwad leh "

abdijaliil osman " haddi aad dhalin yaro tahe ood balwad leedahe plz iska dhaaf"

(c) ๐Ÿ˜๐Ÿ“ธ

03/11/2025

qeys qeyser โ€œDadka qaar baqdinta so celisa hadana Waxa quruxda badan ma Armaanโ€

โ€œdadka iyago baqaya ayey baqdinta si jiifhan markasey wax quruxda badan so arkanโ€

01/11/2025

SHORTFILM:SHAQO DOON INTERWIEW BOSS ISKABULO

qofta caadi mahan meeshu ku qoran yahay ee jingado ka dhisate๐Ÿ˜€๐Ÿ˜€

guuxaayo oo yaban ba iso dhiibe videogan

https://youtu.be/-FKdCNWgRrs?si=7uRtuW_kNbwGwfsh youtube-kiisa waye subscribe gareeya

01/11/2025

naf iyo sheydan ba inagu xiriira hadana wan ku dadaalna sidan iskaga qaban laheen

3-da denbi ee ugu waa weyn ee ilaah laga galo

01/11/2025

sharma boy dhiige ku kiciyeeen
ninki jiheeya ahaa balayo ka weyno faraha lagale

31/10/2025

marky gabadha sxbta ku dhahdo " aboowe waxan rabee"
wadnahaa ney ney ney๐Ÿ˜€๐Ÿ˜€๐Ÿ˜€

31/10/2025

ala ilka case fuleysanaaa
ada wlshy iga hormar kulahaaaa๐Ÿ˜ƒ๐Ÿ˜ƒ๐Ÿ˜ƒ

31/10/2025

qisada odaygi ilmihiisa dardaran dhaxal gal ah siiye ila dhaawo

31/10/2025

Ninkii Najiib aahy umada waku kacsan yihin

markan shookaar ku dhagan kulahaa " ka har nimanka ayaga lahaa hadee mesha kaso buriyeen"๐Ÿ˜ƒ๐Ÿ˜ƒ๐Ÿ˜ƒ

30/10/2025

xigmadaha iyo ereyda ya uso qoro ninkan waba cajiib

inkasto marmar dhago hadal uu kuso daro hadana wa ereyo man gal ah

wixi dhace waa dhaceene dhago hadalka lee ka reeb
AZUL Sports

saan uso wareegaye maqaaxidan so dage war isiiya hee โœŒ๏ธ๐Ÿฉถ๐Ÿ˜€
29/10/2025

saan uso wareegaye maqaaxidan so dage war isiiya hee โœŒ๏ธ๐Ÿฉถ๐Ÿ˜€

Address

Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Macaane Muqdisho posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category