Dal-Dhis Media Cooperation

Dal-Dhis Media Cooperation media and news

 .
08/10/2024

.

28/05/2023

Cajiib..

Guusha urdugan .waxa ay dharbaaxo weyn kutahay reer galbeyd oo mooday. in ay mediaha ay kukala dhantaali karaan .. cudud...
28/05/2023

Guusha urdugan .waxa ay dharbaaxo weyn kutahay reer galbeyd oo mooday. in ay mediaha ay kukala dhantaali karaan .. cududa shacbiyada dowlada turkiya..

02/11/2022
17/07/2022

Dal madax banaan farmaajo kamadambeyn.

01/07/2022

Deni"Wixii dhacay ka shallaayi-meyno iskuna canaanan mayno Qaddar Eebbe ayey ahay''.

01/07/2022

Madaxweyne Xasan Sheekh’’ walaalaha reer Waqooyi ee siyaasiyan nooga Maqan inaan jarino waxkasta oo ay ku qancanayaan oo daaweenaya oo aan dib ugu midowbi karno inaan dib ugu midowno’’.`

30/06/2022

Fashilkii ku dhacay saciid deni ee doorashada

Waxaa uu awoodiisa iyo aqligiisa galiyay in uu geedka iyo hooskiisa jaro,isagoo adeegsanaayo faaskiisa ama masaartiisa h...
29/06/2022

Waxaa uu awoodiisa iyo aqligiisa galiyay in uu geedka iyo hooskiisa jaro,isagoo adeegsanaayo faaskiisa ama masaartiisa hadba magacaad u taqaano,marka uu daallo waxuu hoos jiiftaa hooska geedka ,uu isla hadda jaraayay.

Tani waxey marqaati ka tahay dadka soomaaliyeed badankood dowladnimadda waxaa kala weyn qabiilkiisa iyo reerka uu ku abtirsado.

Dowladnimada ma ilaalsado ee waxuu hadba dowladnimada ku taageera marka madaxweyne ama Ra'isulwasaaraha ay isku reeryihin xukunka jooggo.

dadka soomaaliyed waa in ay arintaas ka gudbaan oo dowladnimadda la ilaalsado.

30 kaddib maxaa noo qabsoomay.?? 😢

War Dag Dag : Xildhibaanada golaha shacabka oo si aqlabiyad leh u ansixiyay Ra’iisul wasaare Xamse Cabdi BarreWaxaa ansi...
25/06/2022

War Dag Dag : Xildhibaanada golaha shacabka oo si aqlabiyad leh u ansixiyay Ra’iisul wasaare Xamse Cabdi Barre

Waxaa ansixisay 220 xildhibaan
Ma jiro xildhibaan diiday
Mana jiro xildhibaan ka aamusay

Sidaas darteed maanta Xamse Cabdi Barre Waa Ra’iisul wasaaraha rasmige ee Somaliya

24/06/2022

maalmihii qaranku lahaa

Xasuus qaran

Address

OFF MOMBASA ROAD
Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dal-Dhis Media Cooperation posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share