Galool Films

Galool Films Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Galool Films, Media/News Company, lavingtone, Nairobi.

Somali Cultural Center
06/05/2024

Somali Cultural Center

29/03/2024

Ma jeceshahay in aad Dalka Maraykanka ku tagto hibadaada iyo aqoontaada halkan Kala soco hawshaas oo si fudud ku tag dalka America. Ku tag america hal abuurkaaga iyo aqoontaada!

Nestled within Seattle's vibrant heart, the Somali Cultural Center (SCC) is a non-profit organization that shines as a beacon of heritage and creativity, embracing Somali refugees and their descendants.

26/03/2024

Somali Cultural Center

Nestled within Seattle's vibrant heart, the Somali Cultural Center (SCC) is a non-profit organization that shines as a beacon of heritage and creativity, embracing Somali refugees and their descendants.

Somali Cultural Center
26/03/2024

Somali Cultural Center

๐ŸŽ‰ War farxad leh! ๐ŸŽ‰

Waxaan aad ugu faraxsanahay inaan ku dhawaaqno furitaanka Xarunta Dhaqanka Soomaaliyeed ee Seattle, Washington!

Xaruntan cusub waxay xusi doontaa hidaha, fanka, iyo dhaqanka qanniga ah ee bulshada Soomaaliyeed.

La soco war-saxaafadeedkayaga oo faahfaahsan, kaas oo wax badan idiinka cilaamin doona himiladeena, haddafyadeena, iyo sida aad uga qayb qaadan karto.

๐ŸŽ‰ Exciting News! ๐ŸŽ‰

We are excited to announce the opening of the Somali Cultural Center in Seattle, Washington!

This new center will celebrate the rich heritage, art, and culture of the Somali community.

Stay tuned for our detailed press release, which will tell you more about our mission, goals, and how you can get involved.

Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un ayaa amar ku bixiyey in gebi ahaanba la xidho magaalada Haisan oo ku taalla x...
27/03/2023

Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un ayaa amar ku bixiyey in gebi ahaanba la xidho magaalada Haisan oo ku taalla xuduudda uu dalkiisu la lee yahay Shiinaha.

Magaaladan oo ay ku nool yihiin dad lagu qiyaasay 200 kun oo qof ayaa loo haystaa rasaas laga xaday guuto ka tirsan ciidanka dalkaas kuwaas oo sugayey amniga xadka.

Iyada oo ciidanku ay bilaabeen in ay magaalada guri guri u baadhaan isla markaana ay raadiyaan rasaastan oo tiradeedu dhammayd 653 xabadood.

Magaaladan ayaa sii xidhnaan doonta tan iyo inta laga helayo rasaasta maqan ee ciidanka laga xaday.

Saanaddan oo la waayey horraanta bishan March ayaa lagu soo warramayaa in laga xaday askarta halkaas ku sugan oo xilligaas isu diyaarinaysay in ay meesha ka guuraan.

Lama oga tallaabada uu Kim Jong Un qaadi doono haddii sidaa lagu waayo rasaastan haatan la baadhayo.

Ciidamo Chinese ah oo Puntland la keenay si ay dagaalka Laascaanood qayb uga noqdaan.
12/03/2023

Ciidamo Chinese ah oo Puntland la keenay si ay dagaalka Laascaanood qayb uga noqdaan.

09/03/2023

Yaa axdiga jabiya wiilasha mise gabadhaha?

09/03/2023

Jeelkii Jinka| Magaalada ugu cabsdida badan aduunka| Galool Films

09/03/2023

Dhibtaad guurka la ga raago ay leedahay๐Ÿ˜‚

05/03/2023

Axmed: Hello Xamdi. See tahay abbaayo?
Xamdi: waan fiicanahay. Alle mahaddiis walaal.
Axmed: xaaladda ka warran abbaayo?
Xamdi: waan ladanahay. Kheyr waaye walaal.
Axmed: nafta ka warran abbaayo?
Xamdi: waa iska roonahay walaal. Alxamdulillaah.
Axmed: qaraabada ka warran abbaayo?
Xamdi: waa fiican yihiin walaal. Maasha Allah.
Axmed: hooyo iyo aabbe ka warran abbaayo?
Xamdi: waa roon yihiin. Alle mahaddiis waaye.

Axmed: maxaa heesaa sistareey?
Xamdi: wax daran ma jiraan. Kheyr waaye.
Axmed: maxaa kaa cusub hee?
Xamdi: wlhi nabad waaye. Maasha Allah walaal.
Axmed: sidaada kale abbaayo?
Xamdi: kheyr waaye walaal. Alxamdulillaah.
Axmed: qofyahey haddiiba lagu arko.
Xamdi: waan joogay lee walaal.
Axmed: haye abbaayo waa ku soo salaamaayay.
Xamdi: haye walaalkey. Mahadsanid.

Ninkaas Axmed ah muxuu raadinaayay toloow?๐Ÿ˜‚

Xuseen sabriye

Halkan ku mention garee saxiib sidaas ๐Ÿ˜‚kaftan

Shantan haddii aad ku daadsho waliga saalada waad joogtayn doonta. Xaqiiq
05/03/2023

Shantan haddii aad ku daadsho waliga saalada waad joogtayn doonta. Xaqiiq

...

Address

Lavingtone
Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Galool Films posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share